AKHRISO:- Muxuu Madaxweynaha Xasan Sheikh ugu jecel yahay nolol-maalmeedkisa …? Qalinkii Wariye Anwar Bakhiit
Muqdisho March 03 2013 (SDN)– Inta uusan Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud xilka Qaran qabanin, waxa uu ahaa shaqsi Arrimaha Bulshada siiba howlaha samafalka iyo waxbarashada xirfad u ahayd. Xassan Sheikh oo ahaa Prof. 57-Jir ah, waxa uu inta uusan masraxa Siyaasadda soo fuulin iska ahaa nin ku nool dabaqada Dhexe, waxeyna isaga iyo labadiisa Xaas kala…
