Janaraal Dhagabadan oo digniin culus u diray Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya
Muqdisho March 02 2013 (SDN)— Saraakiisha Milateriga Soomaaliya ayaa hanjabaad ujeediyay raga caadeestay kufsiga haweenka iyo dhaca lagula dhaqaaqo shacabka Soomaaliyeed. C/kariin Yuusuf Aadan Dhagabadan Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inaysan udulqaadan doonin in la dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed oo ay uqaadeen masuuliyada.Wuxuu sheegay in qof waliba oo geesta kufsi si cad loo tooganayo maxkamad…
