Magaalada ugu Jaamacadaha badan Mareykanka oo kulmisay labada Siyaasi ee Sheekh Shariif iyo Jamaal Cali Xuseen iyo Doorka ay magaaladaasi ku leedahay heerkooda aqooneed
Boston Mar 29,2013(SDN)-Waxa dhawaan magaalada Boston ee dalka Mareykanka mar ku wada sugnaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md Sheekh Shariif iyo Musharaxa Madaxweyne ee ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen. Magaalada Boston oo ay ku yaaliin Tirada Jaamacdeed ee ugu badan dalka Mareykanka ayaa labadan siyaasi xiliyo kal duwan ay wax ka baranayaan. Musharaxa…
