Dadka Reer Galkacyo Oo ka Wal Walsan Afduubyada ku soo badanaya Magaaladaasi (Warbixin)
Galkacyo March 28 2013 (SDN)— Iyadoo Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ay ka dhacayeen falal afduub ah oo ay ku kala dhaqaaqayeen maamulada Galmudug iyo Puntland ee ka kala arimiya waqooyiga Magaalada Gaalkacyo iyo Koonfurta Magaaladaasi ayaa masuuliyiinta maamulka Puntland ee Gaalkacyo waxa ay ka hadleen ammaanka Magaalada. Axmed Cali Salaad duqa Magaalada Gaalkacyo ee…
