Faroole Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujiyay Xalinta Khilaafka Ka Taagan Maamulka Jubaland
Garoowe March 25 2013 (SDN)– Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xalinta khilaafaadka kala duwan ee ka taagan maamulka Jubaland ee iminka shirarkiisa ay ka socdaan Magaalada Kismaayo. Isaga oo ka hor hadlaye mudanayaasha Baarlamaanka ee maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in hadii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya…
