Shir lagaga Hadlayay Horumarinta Gobolka Hawd oo Balli Gubadle lagu Qabtay
Balli Gubadle 23.April (SDN) Shir lagaga hadlayo horumarinta waxbarashada Gobolka Hawd ayaa maanta ka qabsoomay xarunta maamulka Gobolkaasi ee Balligubadle. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan waxbarashada heer gobol iyo degmo iyo xubnaha maamulka gobolkaasi ayaa waxaa kaloo goobjoogayaal ka ahaa xubno ka socday hay’adda Al-Huda Islamic oo ka wakiil ah…
