Duqa Caasimada Hargaysa oo Kulan la qaatay Shirkadaha Dhismaha ee Gaarka loo leeyahay iyo Arrimaha ay ka wada hadleen
Hargaysa 21.April (SDN) Maayirka Caasimadda Hargeysa Mud, C/raxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa maanta kulan kula yeesheen Xafiiskiisa Shirkadaha dhismaha ee gaarka loo leeyahay, kuwaasi oo uu kala had-lay sidii ay ay kaalintooda uga qayb qaadan lahaayeen horuumarinta Bilicda Caasimadda. Maayirka caasimadda Mud,C/raxmaan, oo masuuliyiinta shirkadaha dhismaha ee kulanka ka soo qayb galay halkaasi kula hadlay ayaa…
