Golaha Guurtida oo Si adag uga hadlay Tahriibta iyo Falalka Kufsiga oo ay Sheegeen in Goluhu bayaan ka soo saaro {DHAGAYSO}
Hargaysa 22.April (SDN) Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta si Weyn uga Hadlay Tahriibta oo Mudooyinkii u danbeeyay ku soo badanayay Deegaamada kala duwan ee Somaliland iyadooo Wararku Sheegayaan in Sadexdii bilood ee Sannadkan ay Tahriibtu Gaadhay Figtii ugu Saraysay. Mudanayaasha Golaha Guurtidu waxay Doodoodan ku tilmaameen in baahi Weyn loo qabo…
