“Uma Dulqaadan doono In Qof ka mid ah Bulshada oo Dhiig daadiyay uu noqdo Geesi Reer ka dhashay,Waxaa Mabnuuc ah Qof Shicib ah oo Qori Sita {DHAGAYSO Wasiir Duur iyo Raygal}
Caynabo 20.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur iyo Weftigii uu Hogaaminaayay ee Socdaalka ku Wajahan Xal u helida Dablay todobaadkii hore Weerar ku soo qaaday Xabsiga Magaalada Caynabo ayaa Kulan labaad oo ay maanta la yeesheen Odayaasha ay ka soo Jeedaan ragii falkaas gaystay Waxa uu si rasmi ah ugu…
