Dowladda Sudan oo balan qaaday in ay siiwadeyso Taageerada ay siiso Soomaaliya
Khartoum May 22 2013 (SDN)— Sida laga soo xigtay Warbaahinta Afka dowladda Soomaaliya ku hadashay Madaxweynaha dowladda Sudan ayaa sheegay in uu siiwadi doono taageerada ay siiyaan Soomaaliya. Cumar Xasan Al Bashir ayaa hadalka ka sheegay kulan uu Magaalada caasimada ah ee Khartoum uu kula qaatay Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Fiqi oo booqasho ku…
