Madaxweyne Faroole oo la kulmay Safiirka Australia u qaabilsan Somalia iyo Kenya

    Garoowe May 21 2013 (SDN)— C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole, Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta Magaalada Garoowe ee xarunta maamulkiisa kula kulmau Safiirka Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia Geoff Tooth. Madaxweyne Faroole oo ka hadlay kulan uu la qaatay Geoff Tooth ayaa sheegay in dowladda Australia ay garabtaagantahay Soomaaliya si ay u xaliso arrimaha Soomaaliya….

    Read More

      Fight For Somalia Turns Town To Dust

      Elasha Biyaha, May 21 2013 (SDN) —In a town not far from Mogadishu, vehicles slow to a crawl to negotiate the potholes that dot the town’s only tarmac road; ownerless donkeys wander about, scavenging for food; once-elegant villas with shining rooftops are now abandoned, with overgrown vegetation taking over their compounds. This is Elasha Biyaha…

      Read More

        Banaabax lagu taageerayo Ra’iisul wasaare Saacid oo maanta ka dhacay Muqdisho

        Muqdisho May 21 2013 (SDN)— Banaabax lagu taageerayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, islamarkaana looga soo horjeeday Mowshinka laga geynayo R/wasaare Saacid ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Banaanaxayaasha oo gaarayay Boqolaal Ruux oo isugu jiray hablo,dhalinyaro, Arday iyo dad kale ayaa waxa uu ka dhacay baxada Sayidka ee u dhaw dhismaha Barlamaanka ee xarunta…

        Read More

          Odayaashii soo xulay Barlamanka Soomaaliyeed oo ku baaqay in la joojiyo Mowshinka laga wado R/wasaare

          Muqdisho May 21 2013 (SDN)— Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka oo kulan ku yeshay maanta magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay mudanayaasha mowshika ka keenay xukuumada iney ka noqdaan,  iyagoo ku taliyay in wixii qaldan la saxo. Kulan ay odayaashi dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ay ku yeesheen Muqdisho ayaa looga hadlay xaalada…

          Read More

            Safiir ka Socda Midowga Yurub oo Socdaal ku Yimid Somaliland iyo Waxyaabihii ay ka Wada hadleen Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

            Hargaysa 21.May (SDN) Wakiilka Midowga Yurub ee Qaarada Africa mbassador Michele Cervone d’Urso ayaa maanta Socdaal ku Yimid Caasimada dalka ee Hargaysa isagoo Kulamo la Yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Ambassador mbassador Michele Cervone d’Urso iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxay Kulankoodaas kaga Wada hadleen Iskaashiga ka dhexeeya Ururka Midowga Yurub iyo…

            Read More

              Puntland iyo Qaramada Midoobey oo isku dhacay,maxey tahay sababtu

              Garoowe May 21,2013(SDN)-Xiisad ka dhalatay habka ay Qaramada Midoobey u qorato hay’adaha adeega fidiye ee Soomaalida oo u dhexeeya maamul Goboleedka Puntland iyo Qaramada Midoobey. Maamulka Puntland ayaa ka carooday isku bedelka labba hay’adood oo hawl fududeyn guddaha ah u sameeya QM. Xiisadaas ayaa haatn cunryaamisay hawlihii ay QM ka waday Puntland,iminkana QM waxa ay…

              Read More

                Madaxweyne Faroole oo si kulul uga hadlay Arrimaha Dastuurka, Jubaland iyo dowladda Somaliya

                Garoowe May 21 2013 (SDN)— Hogaamiyaha Maamulka Punltand C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo shalay saxaafada kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa si kulul u weeraray dowladda Federalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. C/raxmaan Faroole ayaa ka hadlay arrimaha Dastuurka Soomaaliya iyo hirgalintiisa, Maamul goboleedyada iyo Maamulka Jubaland ee dhawaan iyadoo la isku khilaafsanyahay looga…

                Read More

                  Dhamaan Inta Khayrka Jecel:CAAWIN DHISID MASJID

                  Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo…

                  Read More

                    Qormadii 5aad oo ku-saabsan Dhaqaalihii Somaliland oo Waayey Sadexdii TA ( Tashiil-Taxliil-iyo Turuq )

                    Dakhliga Miisaaniyadu Sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan Qiyaas (projections) kuna saleysan Mar-kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taal.Taas oo ku saleysan Xaalada taagan markaa  iyo ta-soo-socota  . Marka la isla meel-dhigo  dakhliga ayaa dabeetana laga fuudh-yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mud-naanta loo siinaayo sida ay kolba u-kala mu-hiimsan yihiin una kala…

                    Read More

                      Howlgallo Balaaran oo saakay ka soconaya Degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

                      Muqdisho May 21 2013 (SDN)— Howlgallo balaaran ayaa saakay ka soconaya xaafado kamid ah degmooyinka Wardhiigley iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Howlgallada ayaa waxaa siwada jir ah u fulinaya Ciidama dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM waxaaana xaafada sida weyn ay uga soconayaan kamid ah, xaafada Xamarjadiid, wadada warshadaha, Suuqa Bakaaraha iyo meelo kale. Isku socodka…

                      Read More

                        Somalia: What happened to Pirates?

                        ON MAY 10th pirate-busters celebrated the fact that one year had passed since a ship was successfully seized by Somali hijackers. Pirates have been attacking vessels passing the Horn of Africa since at least 2005, when they received a $315,000 ransom for Feisty Gas, a ship owned by a company in Hong Kong. Since then,…

                        Read More

                          “Ciidamadda Ethiopia Diyaar Ayey U Yihiin Inay Taakulo Iyo Gacanba Siiyaan Ciidamadda S/Land, Hadii Loo Baahdana Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Somaliland Ka Difaacno Khatar Kasta Oo Kooxaha Xagjirka Ah Ama Meelkaleba Kaga Timaada” Hailemerium Desagne

                          Addis Ababa, May 21, 2013 (SDN) – Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Baarlamaanka Wadankiisa si qoto dheer uga hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso, isla markaana Xildhibaanadiisa uga warbixiyey danaha ka dhaxeeya…

                          Read More

                            “We will defend Somaliland,” Ethiopian PM Hailemariam Desalegn

                            Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared bi-partisan support for Somaliland in the case of military action against the threat from neighboring Somalia and other external militants such as al Shabab. The Prime Minister delivered the keynote speech this weekend in the Ethiopian Parliament in front of Ethiopian legislators. Mr. Desalegn specified that Ethiopia is ready…

                            Read More