Somaliand; Saddex ay Mahadisay iyo Saddex ay Eeday Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe
Dhacdo kasta oo aduunka ku soo martaa waxay leedahay asbaabo ama arrimo lala xidhiidhiyo dhacdadaa. Taariikhduna waxay dib uga faalootaa wixii keenay iyo cidii masuulka ka ahayd xume iyo samaan. Dagaalada ka oogan Somalia, ma aha qaar IIlaah la jecel yahay in ay sidaa ahaato.Illaahay (SW) baa Quraankiisa kariimka ah inoogu sheegay inaanu qoomna badalin…
