Madaxweynaha Soomaaliya oo la hadlay Soomaalida ku nool magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska (SAWIRRO)

    am Birmingham May 11, 2013(SDN)Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo maalmahan booqasho ku joogay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu caawa la hadlay Soomaalida ku nool magaalada Birmingham oo isugu yimid in ay dhegeystaan khudbadda madaxweynaha Soomaaliya Munaasabadda oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad aad u badan…

    Read More

      Wasiirka Madaxtooyada iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo Socdaal ku tagay Gobolka Awdal

      Boorama 11.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay Magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal. Wasiirka Madaxtooyadda oo ay safarkiisa ku weheliyaan Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Maxamuud Axmed Garaad iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada warfaafinta iyo wacyi-galinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir…

      Read More

        Kulan lagaga Hadlayo Xalinta Khilaafaadka iyo Kobcinta Nabada oo Laascaanood ka furmay

        Laas Caanood 11.May (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Sool Md.Maxamed Faarax Aadan,ayaa Maanta Magaalada Laas-canood uga Furay Kulan Ku saabsan Xalinta Khilaafaadka iyo Kobcinta Nabada,Madax-dhaqameed iyo  waxgarad kalae oo ka kala socda Degmooyinka Gobolka. Kulankan oo uu soo Qabanqaabiyay Ururka Wadaniga ah ee Xaqsoor, oo ay ka qayb qaadanayaan  cuqaal, culimaa’udiin iyo waxgarad kale oo ka kala…

        Read More

        Ciyaarihii Xagaaga ee Ottawa oo La Soo Gabagabeeyey(SAWIRO) By Jaahuur.

        Ottawa-May-11-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jiheyneyna manta ciyaarihii xagaaga oo lagu soo gabagabeeyey ee magaalo madada Kanada Ottaawa. Haddaba xaflad weyn oo lagu soo afjarey ciyaarahan si fiicana loo soo agaasimey ayaa xalay waxay ka dhacdey Islaamik Iskuulka ee magaaladan Ottawa,waxaana ka soo qeybgaley waalidiin iyo marti sharaf kale. Ciyaarahan oo sannad kasta ay soo…

        Read More

          Dawlada Hoose ee Hargaysa oo maanta bilowday dib u habayn lagu samaynayo 10KM oo ka Mid ah Jidka Halbawlaha ah ee Caasimada

          Hargaysa 11.May (SDN)  Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa maanta si rasmi ah u Shaaciyay dib u habayn casri ah oo lagu samayn doono Jidka Halbawlaha u ah Caasimada hargaysa oo hagaajintiisu bilaabantay. Maayarka Caasimada oo ay Weheliyaan Xoghayaha fulinta dawlada hoose ,Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka ee Caasimada, iyo Engineero ajaanib ah…

          Read More

            Golaha Wakiilada oo Maanta la Horgeeyay Mooshin ku Saabsan Xeerka Caasimada {DHAGAYSO}

            Hargaysa 11.May (SDN)   Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Mudanayaasha Waxa ay Dhagaysteen Mooshin ay Golaha Hor Keeneen Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada kaas oo Ujeedadiisu la xidhiidho Xeerka Maamulka Caasimada oo Mudo badan hor yaalay Aqalka Golaha Wakiilada . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye ku…

            Read More

              Khubaro ka Socota Company-ga Laga Soo Iibsaday Idaacada Radio Hargaysa oo dalka Yimid,Kuna Guulaystay inay Hawada dib ugu soo Celiyaan Maqalkii Idaacada oo Mudo hawada ka Maqnaa

              Hargaysa 11.May (SDN) Iyadoo ay Maalintii Kow iyo Tobnaad hawada uu  ka Maqan yahay War laliyihii Weynaa ee Idaacada Radio Hargaysa ayaa Waxaa Shalay Galab Caasimada Hargaysa soo Gaadhay Laba Engineer oo ka Socda Companiga laga soo Iibsaday Cod baahiyahan oo laga leeyahay Wadanka China laguna magacaabo Beijing BBEF Science & Technology Com LTD,Waxaanay isla…

              Read More

                Wasiirka Cadaalada oo Furay kulan loogu magac daray Sixitaanka Siyaasada Qaran ee adeega Kaalmada Sharci {DHAGAYSO}

                Hargaysa 11.May (SDN) Wasiirka wasaaradda cadaaladda ee JSL Md  Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta kulan labo maalmood socon doona laguna daahfurayo Sixitaanka  siyaasadda Qaran ee adeegga kaalmada sharci u furay xubno ka kala socda Ciidamada Asluubta, Booliska, ardada dhigata kuliyadaha sharciga ee jaamacadaha dalka iyo hawlwadeeno ka socday waaxda adeegga sharciga ee wasaaradda cadaaladda iyo…

                Read More

                  Xukumada Somalia Oo Sheegta in ay La Dagaalami Doonaan dadka Ku Labisan dareeska Ciidanka Dowlada Somalia

                  Wasiirka gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay inay la dagaallami doonaan shakhsiyaadka xirta dharka ciidanka ee gala fal-dambiyeedyada, isla markaana dhibaatooyinka u geysta dadka rayidka ah. Wasiirka oo wareysi siiyay laanta af-Soomaaliga ee VOA ayaa ballan-qaaday in dagaalka ay kula jiraan  Al-Shabaab mid la mid ah ay la geli doonaan shakhsiyaadkaas,…

                  Read More

                    Soomali loo haysto inay Shabab taageereen oo dacwadooda Maraykanka ka socoto

                    Washington May 11,2013(SDN)-Mas’uuliyiinta maxkamad ku taala magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka oo dhagaysanaya dacwad loo haysto 9 muwaadin oo Soomaali ah  ayaa sheegay inay wajahayaan xukuno adag todobaadkaan gudahiisa. Soomaalidaan oo rag iyo dumar iskugu jira ayaa waxaa loo haysta dacwado ay ka mid yihiin dhaqaalo ururin ay u sameeyeen  Xarakadda Al-Shabab iyo ka dhaadhicinta…

                    Read More

                      Aksri ka tirsanaa Ciimada dowladda oo lagu dilay Xaafado ka tirsan Muqdisho

                      Muqdisho May 11 2013 (SDN)— Kooxo hubeysan ayaa saakay waxa ay Askri ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ku toogteen Xaafada Suuqa-xoolaha ee Magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa noo xaqiijiyay in Askriga ladilay uu wax ka iibsanayay Dukaan kuyaalla xaafadaasi islamarkaana kooxo bastoolado ku hubeysan ay Rasaas la dhaceen kaddibna ay goobta ka baxsadeen. Dilka…

                      Read More

                        Xukuumada Somaliland oo dhagax dhigeysa dhawaan Qeybta Labaad ee Wadada Cad ee isku Xirta Hargeysa,Sallaxley iyo Ina Guuxaa

                        Hargeysa May 11,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa maalinimada Isniinta todobaadkan ina haya Dhagax Dhigi doonta Qeybta labaad ee dhismaha Wadada Isku Xirta Magaalooyinka Hargeysa Sallaxley iyo Ina Guuxaa oo dhismaheda la bilaabay Bishii Juun ee sanadii 2012kii. Sida ay ilo wareedyo ku dhaw Guddida Mashruuca Dhismaha Wadada Cad ay u xaqiijiyeen Somalidiasporanews.com Xukuumada ay Kaafaalo qaaday kharashaadka…

                        Read More

                          “Shuruucdii la rabay oo dhan ayaa ka maqan, dimuqraadiyad waan rabnaa, laakiin xisbiyadu kuwo soconaya ma aha. Ninkii wax garad ah yuusan yeelin khasab baan ku marinayaa xisbiyadaas.”General Cade Muuse

                          Qardho 11.May SDN.Madaxweynihii Hore ee Maamul Goboleedka Puntland Cade Muuse Xirsi ayaa ugu baaqay Isimada iyo Wax garadka Punt land inay badbaadiyaan Maamul Goboleedkaas oo qarka u saaran inuu kala daato . Cade Muuse waxa uu ka digay doorashooyinka iyo Nidaamka Xisbiyada badan ee la rabo inuu Punt land ka hirgalo si ay dadku u…

                          Read More

                            Madaxweynaha Kilinka Shanaad:“Tigreegu ogaadeen maanta wuxuu ka jecel yahay ma jiro, ee Ogaadeenkii uun baa xabad gawdaa kaga siinaya uun”

                            Jig Jiga May 11,2013(SDN)-Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiyaa ayaa mar uu kulan la qaadanayay Odeyo ay isku heyb yihiin oo uu doonayay in uu ku qanciyo in ay Dawlada Dhexe ee Itoobiya la shaqeeyaan waxa uu ku hadlay ereyo sawir ka bixinaya hogaankiisa. Madaxweyne Cabdi Maxamed Iley ayaa Odeyada u sheegay in Qowmiyada Tigreega…

                            Read More