Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Birmingham oo xaflad soo dhawayna u qabtay Gudoomiyaha xisbiga Ucid iyo Murashaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen

    Birmingham 11/5/2013 (SDN) Tageerasha xibiga ucid ee Birmingham ayaa xaflad aad u heer saraysa ku soo dhawaysa madaxda xisbiga xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay dhamaan gobalada Manchester, Cardif iyo Birminham , xafaladan ayaa waxa lagu furay aayado quraanka kariimka ka dib waxa hadalo koban ka soo jeediyiey gudoomiyaasha Gobolada oo ka hadlay taageerada…

    Read More

      “Soomaali Waa isku Mid Meel ay Joogtaba , Waxa lagu kala Duwan yahay Waa Dawladaha iyo Siyaasado” Suldaan Yuusuf Xiiray {DHAGAYSO}

      Hargaysa 10.May (SDN) Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey oo ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland ayaa Maanta Baaq u Diray  Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.raxmaan Faroole kana Codsaday Inuu Si Odaytimimo ah Wax uga ka qabto dad u dhashay Somaliland oo ku Nool deegaamo ka tirsan Maamul Goboleedkaas,oo lagu hayo dhibaatooyin ay Cabashadoodu soo Gaadhay…

      Read More

        Qorshe Lagu Fashilinayo Dowladda Soomaaliya Oo Ka Socdo Muqdisho (Muxuu Yahay)?

        Muqdisho May 10 2013 (SDN)— Waxaa Magaalada Muqdisho ka socnayo qorshe balaaran oo lagu fashilinayo  dowladda Federaalka Soomaaliya,kaasoo ay wadaan Xildhibaano iyo siyaasiyiin horay uga tirsanaan jiray dowladii KMG. Xog hoose aynu ka helanay mudaneyaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ,ayaa inoo xaqiijisay in Hoteelada magaalada Muqdisho ay ka socdaan shirar gaar gaar ah oo lagu…

        Read More

          Taliyaha Cusub ee Boolika Soomaaliyeed oo xilka si rasmi ah ula wareegay iyo kulan uu la qaatay saraakiisha booliska (Sawirro)

          Muqdisho May 10 2013 (SDN)— Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee dhawaan loo dhaariyay xilkaasi ayaa waxa uu maanta kulan kula qaatay saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid ay Albaabadu u xiranyihiin ayaa waxa Jeneraal Cabdi Xakiin Daahir Siciid ( Saacid ) iyo saraakiisha booliska ay uga hadleen arrimo…

          Read More

            Kulankii Jaaliyadda Reer Somaliland UK iyo madaxda mashruuca Somaliland Business Fund..Daawo sawiro

              London 10/5/2013 (SDN) Waxa Shalay 9.2.13  kulan aad u baalaadhan isugu yimid qaar ka mid ah jaaliyadda Reer Somaliland iyo madaxda mashruuc lagu magacaabo  Somaliland Bussiness Fund oo ka hawgala Somaliland,Kulankaas oo ay kasoo qaybgaleen Aqoonyahano,Dhalinyaro,Haween iyo dad aad u xiiseeya xaga ganacsiga. Kulankaa oo Somaliland Bussines Fund oo ah mashruuc ay maal galiso…

            Read More

              Gudida Qaban qaabada Xuska 18 May ee Gobolka Gebilay oo Maanta ka waramay halkuu Marayo Diyaar Garawgoodu

              Gebilay 10.May (SDN) Gudida Qaban Qaabada Xuska dib ula Soo Noqoshada Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland ee  18 May ee Gobolka Gebilay ayaa maanta ka hadlay halka uu marayo abaabulkoodu iyagoo baaqna u diray Guud ahaan Shacabka Gobolkaas. Maayarka Magaalada Gebilay Shucayb Maxamed Muuse oo ka mid ah Xubnaha Gudida Qaban qaabad Xuska 22 Guurada ka…

              Read More

                Mid ka Mid ah Odayaasha Waaweyn ee Somaliland oo Shil baabuur ku Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray

                Hargaysa 10.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Shacbiga reer Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaya geerida naxdinta leh ee ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum MAXAMED XUSEEN NAALEEYE (GOOD ABEES)  oo maanta ku geeriyooday Shil baabuur oo ka dhacay tuulada lafa-ruug…

                Read More

                  AU Envoy Appeals for Somalia

                  The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif has asked members of the Somali community living in the United Kingdom to contribute to the reconstruction of their country. Opening the two day meeting organized by AMISOM with the Somali Diaspora in London, ambassador Annadif said…

                  Read More

                    Maraykanka oo amaanka ka taageeraya dawlada Soomaaliya

                    Washington May 10,2013 (SDN)-War kooban oo ka soo baxay waaxda arrimaha dibbadda dawlada Maraykanka ayaa  lagu sheegay in dawlada Maraykanka ay dawlada Soomaaliya ka gacan siinayso sugida amaanka wadanka iyo ka hor tagista weeraro kaga yimaada dawlada dhanka Al-Shabab. Warkaan oo ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu…

                    Read More

                      Soomaaliya oo Cad quudheed kala huleeshay shirkii London iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadhadii kula dul Kufay Somaliland

                      London May 10,2013(SDN)-Dawlada Dalka Soomaaliya ayaa ka helin shirkii London taageeradii ay caalamka ka fileysay si ay u meel mariso qorsheheeda ku wejahan sidii dib loogu habeyn lahaa hay’adaha dawladed ee dalka. Dawladaha Denmark,Qadar,Britain,Mareykan iyo midawga Yurub ayaa  lacago aad uga yar kuwii la filayay ugu yaboohay dawlada Soomaaliya. Denmark ayaa ku yaboohday $70 million,UK…

                      Read More

                        Olole lagu Talaalayo Xoolaha oo ka Socda Deegaano ka Tirsan Kililka Shanaad ee Itoobiya

                        Jig Jiga 10.May (SDN) Olole balaadhan oo ah talaalka xoolaha iyo dawayntooda oo ay si wadajir ah uga Socda Dhamaanba Tuulooyinka Hoos yimaada Maamulka Degmada Gunagado Xirfadlayaasha caafimaadka Xoolaha ee xafiiska xoolaha beeraha iyo horumarinta reer miyiga Dawlad Deegaaneedka Somaalida Itoobiya (DDSI) iyo xirfadlayaasha caafimaadka xoolaha ee ciidamada gaarka ah ee liyuu booliska DDSI. Bulshada…

                        Read More

                          cutubyo ka tirsanaa jabhadda mucaaradka Suudaan ee Gobolka Kordufan ay ka soo baxsadeen jabhadaasi

                          Khartuum May 10,2013(SDN)-Wargayska ka soo baxa dalka Sudan ee lagu magacaabo Aakhiru-Laxda ayaa baahiyey in cutubyo ka tirsanaa jabhadda mucaaradka ah ee Gobolka Kordufan ay ka soo baxsadeen jabhadaasi. wargaysku waxa uu maalintii arbacada ee todobaadkan  daabacay in xoogagan ka soo baxay jabhadda oo ka hor yimid hogaankoodii ay warbaahinta u sheegeen in sababta ay…

                          Read More

                            Islaamiyiinta Masar oo xoojinaya gacan ku hayntooda Dalka Masar

                            Qahira May 10,2013(SDN)-Wargayska Wall streat Journal ee ka soo baxa dalka maraykanka ayaa todobaadkan dhamaadkiisii warbixin ka qoray wax uu wargaysku ku tilmaamay in kooxaha  islaamiyiinta ahi ay sii xoojinayaan gacan ku haynta xukunka dawladda dalka masar, isla markaana madaxweyne Maxamed Mursi uu doonayo inuu dusha ka maamulo garsoorka wadanka. wargayska oo ka hadlayey isku…

                            Read More