wargayska yuoum saabic ee ka soo baxa magaalada Qaahira ayaa maalintii arbacad ee Todobaadkan waxa uu daabacay daraasad uu sameeyey ku sheegay in Carabtu ku badaneyso Qudus
Qahira May 10,2013(SDN)-Machad dhinaca daraasadaha ah oo lagu magacaabo OORSHILAM kuna yaalla dalka Israa’iil kaasoo daraasadiisan cusub ku sheegay in sanad walba ay sii yaraanayso Tirada dadka yuhuudda ah ee ku nool magaalada Qudus, xilli ay soo kordhayaan dadka carabta ah ee magaaladaas deegaanka u ah. Daraasadu waxay iftiiminaysaa in xiligan ay yuhuuddu 64% ka…
