Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay inaysan weli helin lacag ay hub kusoo iibsato.
London 09,2013(SDN)-Wasiirka wasarada difaaca Somalia ayaa sheegay in ciidamada hubaysan ee Somalia ilaa iyo hada aysan helin hal rasaas iyadoo ay jirto in la qaday xayiraadi dalka saarned..waxana uu mujiyay inaysan heysan lacagta hubkaasi ay ku soo iibsan lahayd. Wasiirka difaaca Somalia Cabdi Xakiim Fiqhi ayaa sheegay in xukuumada cusub ee Somalia ay rajo weyn…
