Jaaliyada Somaliland oo Canbaraysay Guddida Qabanqaabada 18 May ee UK iyaga oo sheegay inany goobtu ku Haboonayn Madaxda Somaliland iyo qiimaha lacagta lagu galayo oo anay qosasku awoodin

    London 06/5/13 (SDN) Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan wadankan Uk ayaa canbareyey gudida qaban qabada xaflaada 18May taas oo ay sheegeen in goobta xaflada lagu qabanayo oo aad uga fog gobaha ay ku badan yihiin somalilanderku waxa kale oo ay shegeen in garoonka kubada Cagta anay surto gal ahayn in laysku yimado , waxa kale…

    Read More

      Loolankii Samaale iyo Muuse oo u wareegay Qurbaha iyo Jaaliyadaha oo ay Xamaasadi ka dhex bilaabantay

      London 06/05/2013 (SDN)  Loolankii Xisbiga Kulmiye ee u dhaxeeyay Wasiirka Maaliyaada Samaale iyo Guddoomiyeaha Xisbiga Kulmiye Muuse Bixi Cabdi oo ku sugan dalka Maraykanka  ayaa olalahoodii  u wareegiyey  Qurbaha, waxaana laga dareemayaa Ingiriiska iyo Maraykanka dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo ka dhex curtay Jaaliyadaha reer Somaliland ee ku nool Dalalkaasi.   Muuse Biixi Cabdi ayaa isagu galin…

      Read More

        War baahiyihii Weynaa ee Radio Hargaysa oo Todobaad Hawada ka Maqan,Danayn La’aanta Xukuumada. (Dhagayso Weedhihii Furitaanka Warlaliyahan Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Vs Madaxweyne Siilaanyo)

        Hargaysa 06.May (SDN) Waxaa Todobaad u buuxsamayaa Mudadii uu War laliyihii Weynaa ee Idaacada Radio Hargaysa Hawada ka Maqan yahay,Kadib Markii ay Ku Timid Cilad Saamixi Wayday inuu Shaqadiisa sii Wato. Warlaliyahan oo Mudo bilo ah Shaqaynayay,dhaqaale badanina uu kaga baxay dawlada isla markaana ay Madaxda Wasaarada Warfaafintu Sheegeen in Mudo Shan Sanno ah hadii…

        Read More

          Xaflad Balaadhan oo Somaliland National Library dhaqaale loogu ururinayey oo lagu qabtay Magaalada London + Sawiro

          London 06/05/13 (SDN) Galbeedka Magaalada London ayaa lagu qabtay xaflad aad u balaadha oo ahayd soo bandhigida iyo dhaqaale u ururinta Mashruuca balaadhan ee Library ga la rabo in laga hirgeliyo Somaliland (Fundraising Event For Somaliland National Library). Xafladan ayaa lagu qabtay xarunt degmada Harrow Civic Centre. Axmed Daahir Cilmi oo ka mid ah hayada…

          Read More

            Saacid: Qaraxyada Ka Dhacaya Muqdisho Naguma Keenayaan in aan joojino Shaqada Aan heyno

            Muqdisho May 06 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraxa Xukuumada Fedaraaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy eheladii iyo qaraabadii muwaadiniintii lagu gumaaday qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho, asagoo dhaleeceeyay falkaasna ku tilmamay mid arxan daro ah. “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qaraabadii muwadiinta Soomaaliyeed ee…

            Read More

              Somalia: Commentary on IHS Jane’s spin on Jubbaland trap

              Few days ago, IHS Jane, a well-established company for global security analysis, released an analysis under the title Somalia’s Jubbaland Conundrum. The following key points are presented at the beginning of the analysis for quick and effective impact. The Somali federal Government‘s new policy of doing away with the federalism that brought it to power…

              Read More

                Syria oo Duqeynta Israel ku tilmaantay iclaamin dagaal

                Dimishiq May 06,2013(SDN)-Dawlada dalka Syria ayaa duqeymo shalay ay u geysteen dalkooda ciidamada dalka Israel waxa ay ku tilmaameen iclaamin colaad. Israel ayaa duqeysay duleedka caasimada Dimishiq markii labaad sadexdii maalmood ee u danbeeyay. Goobtan shalay la duqeeyay ayay dawlada Syria ku sheegtay in lala beegsaday xarun baarimeed oo ku taal duleedka caasimaada. Weerarkan u…

                Read More

                  Ciyaar lagu xusayay Marxuun Cigaal oo Hargaysa ku dhex martay laba gobol oo aan weligood Ciyaari dhex marin

                  Hargaysa 05.May (SDN) Ciyaar lagu Xusayay Sannad Guuradii 11aad ee Ka Soo Wareegtay Geeridii Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa  lagu qabtay Garoonka Hargaysa Stadium. Koobkan oo ay soo qaban qaabisay Ururka Odxa ayaa waxaa ku wada ciyaarayay labada Gobol ee Maroodi jeex iyo Saaxil waxaana ka soo qayb galay daawashada…

                  Read More

                    House of Representatives Announces Names Of Absent MPs

                    Hargeysa May, 5 2013 (SDN)- Somaliland’s House of Representatives has announced the names of 35 MPs who are not attending the House’s sessions. The house’s chairmanship took the decision to announce the names of absent MPs in newspapers. The 35 MPs were reported to have skipped the 8th parliamentary session. SDN managed to receive a…

                    Read More

                      “Wasaarada Caafimaadku Waxay Diyaarisay Siyaasad Caafimaad Muhiimada Koowaad siineysa daryeelka hooyada iyo dhalaanka iyo xirfadlayaasha caafimaadka” Ag/Guud ee Wasaarada Caafimaadka

                      Hargaysa 05.May (SDN) Ururka Kal Kaalisooyinka Caafimaadka  iyo Umulisoonyinka Somaliland ayaa Xus la Xidhiidha maalinta Caalamiga ah  ee Umulisooyinka adduunka oo loo asteeyay in Caalamka laga qabto 5 bisha May ayaa maanta Munaasibad si weyn loo bilay waxaa lagu qabtay Huteel Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Munaasibadan Waxaa ka qayb galay Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka, Saraakiil ka tirsan…

                      Read More

                        Badhasaabka Gobolka Awdal oo Maanta Kulan la qaatay Gudidii Soo Qaybisay Raashinkii Taakulada ee Turkigu ku Deeqay

                        Boorama 05.May (SDN). Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir ayaa maanta Xogwaran ka dhagaystay Guddiga abaaraha iyo tabarucaadka gobolka Awdal oo Ka Waramay degaamadii la gaadhsiiyey   deeqdii raashinka ahayd  ee dalka turkiga u fidiyay dadka danyarta ah ee Somaliland . Gudoomiyaha  Guddiga abaaraha iyo Tabarucaadka Gobolka Awdal,sh.Maxamed Daahir dhawal,ayaa sheegay in 700-tan oo raashin ah …

                        Read More

                          Powerful Nations Courting Djibouti

                          David M. Rodriguez, new command of U.S. Africa Command (AFRICOM), made his first visit to Djibouti on April 16. He said at Camp Lemonnier, “It is the only AFRICOM base in Africa and getting more important.”  The Japanese government sent aids worth 3.3 million dollars to Djibouti on April 24. Japan created a naval base…

                          Read More

                            Xisbiga Ucid oo Si adag u Naqdiyay Hadal ka soo Yeedhay Maalintii Shalay Gudoomiyaha Golaha Guurtida

                            Hargasya 05.May (SDN) Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa difaacay shir uu dhawaan Guddoomiyahoodu ku baaqay oo uu ugu yeedhay tallo qaran, waxaanay ku doodeen inaanu ahayn shir beeleed. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbigaasi waxaanu u dhignaa sidan:- “Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka waxa uu taagan yahay ilaalinta…

                            Read More