Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Si faah faahsan u Sharaxday Qorshaha Sadex biloodkii hore ee Sanadkan u Hirgalay
Hargaysa 05.May (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdi-samad Cumarr Maal, ayaa Maanta Waxa uu faah-faahin ka bixiyey wax-qabadkii wasaarada ee saddexdii ee ugu horeeyey ee sanadkan 2013-Ka Agaasimaha Guud waxa uu sheegay in waxqabadka Wasaaradu ay Ku Talaabsatay ay yihiin kuwo badan kana Mid yihiin inay Xooga Saareen Nabad-gelyada , tababaridda…
