Wareysi gaar ah oo Somsat TV layeelatay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan daawasho wacan
London 05/05/2013 (SDN) Wareysi gaar ah oo Somsat TV layeelatay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan daawasho wacan

qurbejoog
London 05/05/2013 (SDN) Wareysi gaar ah oo Somsat TV layeelatay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan daawasho wacan
Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) ee ku nool Magaalooyinka Birmingham , Shafield ,Manchister iyo Nawaxigeeda iyo guud ahaan Jaaliyada Uk .In ay ka soo qayb galaan Xaflada isugu jirta taageero guusha labaaad ee xisbiga UCID ka soo hooysay Dorashadii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ee qabsoomay November 28.2012. kana mid…
Turkia 05/5/13 (SDN) Marwo Farduus Cige oo ku sugan wadanka Turkiga oo waraysi Gaara siisay qurbejoog.com ayaa waxay sheegtay in bulshada Reer Somalilnd ee ku dhaqankan Turkiga ay qabanqabinayaan Xaflada guusha xisbiga Ucid iyo Dabaaldaga 18May Marwo Farduus oo sheegtay in xafladaas ay kala soo qayb gali doonto jaaliyada soomaliland ee ku dhaqan Turkiga,Marwo Farduus…
Hargeisa May 4, 2013 (SDN) – Somaliland journalists in the country celebrated World Press Freedom Day with an event in the capital Hargeisa on Saturday. The event was attended by Somaliland Journalists Asoociation (SOLJA) Chairman Hassan Mohamed Yusuf, media associations, women’s groups, and invited guests. SOLJA Chairman Mr. Hassan, opened the event, noting that “Hubaal…
Nairobi May 4, 2013 (SDN) – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has called on the international community to intensify efforts aimed at stabilizing the long term development of Somalia to complement efforts for the safe repatriation of Somali refugees. Through a communiqué, the African leaders urged the United Nations High Commissioner for Refugees to…
Hargeisa May 4, 2013 (SDN) – Fisheries and Marine Resources Minister, Abdullah Jama Osman known as “Geeljire”, has described illegal fishing as one of the main challenges facing the fisheries sector in Somaliland. Speaking to reporters at his office today, he said due to rampant illegal fishing practices, coupled with other challenges such as weak…
Addis ababa 04.May (SDN) Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa soo gaadhay Xarunta Wadanka Itoobiya ee Addis Ababa isla markaana Kulan la yeeshay Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Dessalegn. Kulan Galabta ku dhex maray Xarunta Madaxtooyada ee Wadanka Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Ra’isal…
Bristol May 04, 2013 (SDN) -Hibaq Jama has won Labour’s elections for 2013 council elections in Lawrence Hill. Labour performed very strongly in East Bristol, seeing off the threat from UKIP, but failed to make inroads in the north and west of the city – where the Tories clung on to Avonmouth and Henbury. Lawrence Hill…
Hargaysa 04.May (SDN) Gudoomiyaha golaha guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta ugu baaqay Xisbiga Ucid inuu Joojiyo Shirarka Beelaha ee dhibaatada u keeni kara Qaranimada Somaliland. Gudoomiyaha Golaha Guurtida ayaa hadalkan ka jeediyay furitaanka Kalfadhigii 50aad ee Golaha Guurtida isaga oo daba Socda Hadal uu Warbaahinta Maalmihii u danbaysay Siiyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo…
Addis ababa 04.May (SDN) Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa soo gaadhay Xarunta Wadanka Itoobiya ee Addis Ababa isla markaana Kulan la yeeshay Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Dessalegn. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigiisa oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Wadanka Itoobiya ee Addis Ababa . Kulan Galabta…
Hargaysa 04.May (SDN) Hanti dhowraha guud ee Qaranka Md Maxamuud aw Cabdi ayaa maanta golaha wakiilada siiyey warbixin ku saabsan Xisaab Xidhka miisaaniyad sanadeedkii 2010 iyo 2011 Hantidhowrka guud waxa uu warbixintiisa ku sheegay in miisaaniyaddii ku talogalka ahayd ee ay golaha wakiiladu ansixiyeen ay ahayd sadex boqol iyo Toban Bilayan, labo boqol iyo sagaal…
Hargaysa 04.May (SDN) Xuska maalinta Caalamiga ah ee Saxaafada adduunka oo la qabto sannadkasta 3 bisha May oo Jimce ku beegantay ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa,Gaar ahaan Huteel Guuleed. Munaasibadan waxaa hadalo ka soo jeediyay Madax kala duwan oo ka qayb galay Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Xasan Maxamed Yuusuf ayaa si qoto…
Baladweyne May 04 2013 (SDN)– Ciidamada Dowladda Iyo AMISOM ayaa howlgal ka sameeyay Baladweyne Maanta. waxaa lagu soo qabqabtay 25-ruux iyo hub. Daawo Sawirrada Howlgalkii Maanta
Burco 04.May (SDN) Wasiir ku xigeenka Macdanta Somaliland ayaa shirjaraaid ku qabtay magaalada burco waxa uu ku sheegay in la soo afjaray khilaafaad u dhexeeyey masuu’liyiinta wakaalada biyaha magaalada burco Wasiir ku Xigeenka Macdanta iyo Biyaha ayaa Kulan la yeeshay Mas’uuliyiinta kala duwan ee Wakaalada Biyaha ee Magaalada Burco, Dad Weynaha ku nool Magaalada Burco…
PRESS RELEASE Puntland Government values the commendable efforts and role Her Majesty Government continues to play in Somalia. Puntland is ready to contribute towards rebuilding a prosperous future for the Federal Republic of Somalia and its people. Puntland contributes to peace and stability in Somalia. The State consists of an area in northern Somalia approximately…
Tripoli May 04 2013 (SDN)— UNHCR Laanta qaxootiga Qaramda Midoobay ayaa sheegtay in horaantii todobaakii la soo dhaafay ay 350-tendho ugu deeqeen boqolaal qaxooti Afrikan ah, kuwaasi oo guryahoodii ka cararay markii ay daadad ku dhufteen Koofur – Bari dalka Libya. Roobab da’ay Todobaadkii hore ayaa daadad ka dhashay waxa ay waxyeeleeyeen guryo ay ku…
Djibouti May 04 2013 (SDN) – A high level Djibouti Government delegation led by President Ismail Omar Guelleh is set to visit London and attend the Somalia Conference and the UK-Djibouti Trade & Investment both convened in partnership with the UK’s Foreign and Commonwealth Office. The delegates visit from May 7-8, 2013, includes Minister of…
At just 14 years old, Dahabo Hassan Maow was caught in the crossfire of her native Somalia’s civil war and injured so gravely that doctors were forced to amputate her leg at the knee. With no family (she was orphaned as a baby) or support, she fled her homeland, traveling by unpaved road to what…
MOGADISHU May 04 2013 (SDN) – Somalia’s security forces need rebuilding to cement gains made by foreign troops against Islamist militants, but how to pay and arm recruits, tackle corruption and prevent rebels infiltrating their ranks remain hurdles for the cash-strapped government. Proving the dire state of the Somali forces, when Islamist gunmen attacked a…
Hargaysa 04.April (SDN) Hanti dhowraha guud ee Qaranka Md Maxamuud aw Cabdi ayaa maanta golaha wakiilada siiyey warbixin ku saabsan Xisaab Xidhka miisaaniyad sanadeedkii 2010 iyo 2011 Hantidhowrka guud waxa uu warbixintiisa ku sheegay in miisaaniyaddii ku talogalka ahayd ee ay golaha wakiiladu ansixiyeen ay ahayd sadex boqol iyo Toban Bilayan, labo boqol iyo sagaal…