Holand oo markab dagaal u soo dirtay Somalia.
Amsterdam May 29, 2013(SDN)-Kanalka Suweys ee wadanka Masar ayaa waxa kasoo gudbiya markab dagaal oo laga leeyahay wadanka Holand kaasi oo kusoo jeeda wadanka Somalia si uu ugu soo biro howgalka ladagalanka koxda burcad badeda Somalia. Socdaalka markabkaasi ayaa la sheegay in uu yahay mid qaadanaya 14-sacadood si ay u soo gaarto xeebaha Somalia….
