“Mucaawinada ay Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysaa waa inaanay waxyeelo u gaysan Qaranimada iyo Madax banaanida Somaliland” Wasiirka Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

    Berbera 27.May (SDN) Wasiirka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa maanta ka ambo baxay Madaarka Magaalada Berbera isagoo u sii Jeeda Wadanka Kenya waxaanu Wasiirku faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkiisa. Wasiirka Arrimaha Dibadu waxa uu Xusay in Xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa wuu wanaagsan yahay isla markaana uu…

    Read More

      Ciyaar yahanka Heer Caalami ee Yaasiin Xasan Nuur oo Si Diiran Hargaysa loogu soo dhaweeyay

      Hargaysa 27.May (SDN) Waxaa maanta Caasimada dalka ee Hargaysa si diiran loogu soo dhaweeyay Ciyaaryahanka u dhashay Somaliland ee Kubada Kolayga Yaasiin Xasan Nuur Isla Markaana ah  Kabtanka Xulka Kubada Kolayga ee Wadanka Qadar. Ciyaaryahankan Waxaa soo dhawayntiisa ka qayb qaatay Xidhiidhada Ciyaaraha Fudud ee Somaliland iyo Siyaasiga Cali Maxamed Warancade . Ciyaaryahan Yaasiin Xasan…

      Read More

        Kuwaiti delegation arrives in Somaliland

          Hargeisa, 27 May 2013(SDN) –A delegation of the Kuwati Baitu Zaka Releif organization has arrived in Somaliland on Monday to assess the Kuwait-funded projects in Somaliland. The five member delegation led by the Director of foreign projects of Baitu Zaka Releif organization Abdalla Hayder and accompanied by the secretary of Kuwait medical doctors association…

        Read More

          Odayaashii Deegaanka Xariirad ee ku Jiray Xabsiga Boorama oo Maanta Xoriyadoodii dib u helay

          Boorama 27.May (SDN) Waxa maanta  si rasmi ah Xabsiga dhexe ee Magaalada Boorame looga sii daayay duqaydii u xidhnayd  shaqaaqadii Bishii saddexaad ee sanadkan ka dhacday Degaanka xariirad ee Gobolka salal. Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha  Mudane Maxamed Nuur Caraale(Duur)  ayaa  maanta si rasmiya  xabsiga uga sii daayey  duqaydaas oo tiradoodu dhamayd  Toban Oday, oo ka…

          Read More

            Halgankii Guda Galka Magaalooyinka iyo Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay markii Xoogagii SNM gudaha u galeen Magaalada Burco 27.May 1988 {DHAGAYSO BARNAAMIJ GAAR AH}

            Hargaysa 27.May (SDN) Ayaaniba ayaanleh waxaa Xus iyo Xusuusba mudan markii halyeeyadii soo majeestayaasha ahaa ee Ururkii Dhaq dhaqaaqa SNM ay fooda is dareen hadhuudhlahana ku dareen Cududii ugu Xooga iyo Saanadaba badnayd ee rajiimkii Siyaad bare isla markaana dhegta dhiiga u dareen General,Sareeye Gaas,Sareeye Guuto,  Gaashaanle,abaanduule iyo Isbatoore ku Sheegyadii Xidigta Geeriyaad Garbaha loo…

            Read More

              UK: Campaigners Fear ‘Disaster’ Over Legal Drug Khat

              A Manchester community group has warned that a legal plant-based drug that is widely used in Britain’s Somali community could lead to addiction and serious health problems. Members of Manchester based Educate 4 Life believe that khat, a plant native to east Africa, lowers inhibitions with potentially dangerous results. They claim that it’s amphetamine-like substances…

              Read More

                Libya: ‘I cannot explain how terrible the situation was’ for Somali refugees -PRESS RELEASE Amnesty International (Video)

                This is part of a special ‘People on the Move’ series, highlighting the human rights violations faced by migrants, refugees and asylum-seekers in every part of the world. These profiles are being published around the launch of Amnesty International’s Annual Report 2013. Abubaker Ali Osman, a Somali engineer until recently living in Libya, never imagined…

                Read More

                  Saraakiisha Raaskambooni oo faah faahin ka bixiyay wafdigii dowladda ee lagu celiyay Garoonka Magaaladaasi

                  Kismaayo May 27 2013 (SDN)— Saraakiisha Ciidanka Raaskambooni ee hoosta Axmed Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen wafdi dowladda ka socoda oo shalay lagu celiyay garoonka Kismaayo. Korneel C/laahi Cusmaan Yalaxoow oo ka tirsan saraakiisha Raaskambooni ayaa war fidiyeenka u sheegay in sababaha ugu waa weyn ee…

                  Read More

                    Xukuumada Somalia oo canbaareysay weerar ciidamo kenyaan ah lagu dilay.

                    Muqdisho May 27, 2013(SDN)-Ra,iisul wasaaraha xukuumada soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon :Saacid” ayaa Warsaxaafadeed uu kasoo saaray Xafiiskiisa Waxaa uu Ku sheegay in dowlada Soomaaliya ay ku garab istaageeyso dowlada Kenya dagaalka ay kula jirto Kooxaha Argagaxisada ah Isagoo Si gaar ah Carabka ugu dhuftay Al-shabaab,waxana uu dowlada Kenya uga mahad celiyay doorakeeda Dagaalka Dowladu ku…

                    Read More