Wasiiro Soo dhaweeyay Xulka Ciyaaraha ee Gobolka Buuhoodle oo ay ku qaabileen Magaalada Burco
Burco 28.May (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md Cali siciid raygal iyo Dibu Dejinta Somaliland Md Md Saleeban Ciise Axmed Xaglo toosiye Ayaa maanta ku Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Xulka Gobolka Buuhoodle Uga Qayb Galaya Tar tanka Ciyaaraha Gobolada Dalka ee Ka Bilaabmi doona Caasimada Somaliland Ee Hargasya 2 Bisha Juun Ee Fooda…
