Howlgal Dad Badan Lagu Soo Qab Qabtay Oo Ciidamada Dowlada somalia ay ka sameeyeen Magaalada Baladweyne

    Baladweyne May 04 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa kuwa ramaya in halkaasi ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen howlgal balaaran oo dad iyo waxyaabaha qaraxa. Saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan Baladweyne ayaa sheegay in howlgalkaasi lagu soo qab qabtay dad kabadan 20-ruux iyo waxyaabaha. Howlgalka…

    Read More

      Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta uu u furmay Kalfadhigoodii Kontanaad

      Hargaysa 04.April  (SDN) Golaha guurtida ee jamhuuriyadda  s/land ayaa maaanta waxaa   si rasmi ah ugu furmay kalfadhigoodii  kontanaad ee mudanayaasha golahaasi gudo galaan Gudoomiyaha golaha guurtida Md: Saleebaan Maxamuud Aadan {Saleebaan Gaal} oo si rasmi ah ugu furay mudanayaasha golaha guurtida kalfadhigoodii kontanaad  ayaa wuxuu gudoomiyahu ka hadlay xaaladda amaan ee uu haatan maraayo dalku…

      Read More

        Aqriso Warmurtiyeedkii ay soo saareen IGAD

        Addis Ababa May 04 2013 (SDN)– Aqristayaal halkaan waxaan indinkugu soo gudbineynaa Warmurtiyeedkii ay soo saareen Ururu Goboleedka IGAD kulankoodii ka dhacay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Habada Aqriso Warmurtiyeedka oo Afsoomaali ah. 1- Waxaa la xusay qiimeyna la siiyey dadaalada ay sameysay Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo tallaabooyinka wax ku oolka ah ee ay laqaaday…

        Read More

          Xasan Sheekh oo Warqado Loogu Soo Diray Boostada Soomaaliya Lagu gudoonsiiyay Madaarka Muqdisho (Sawirro)

          Muqdisho May 04 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho kadib markii uu kasoo qeybgalay shir madaxeedka IGAD. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo xubno kamid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo…

          Read More

            Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo Afar maalin kaddib dib loo furay

            Muqdisho May 04 2013 (SDN)— Waxaa maanta dib loo furay muddo afar maalin kadib ah isu socodka dadka iyo gaadiidka wadooyinka Magaalada Muqdisho oo dhowr maalin hakad ku jiray. Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa kamid ah wadooyinka waaweyn ee maanta ciidanka Dowladda ay fureen,iyadoo halkaasi lagu arkayey gaadiid badan oo durba isticmaalaya. Qaar…

            Read More

              COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,

              The IGAD Heads of State and Government held its 21st Extraordinary summit in Addis Ababa,  Ethiopia  on  3  May  2013,  under  the  Chairmanship  of H.E  Mr.  Hailemariam Desalegn,  the  Prime  Minister  of  the  Federal  Democratic  Republic  of  Ethiopia  and current  Chairperson  of  the IGAD Assembly  to discuss  the  political  situation  in  the Federal Republic of…

              Read More

                IGAD oo Warmurtiyeed ka soo saartay Kulankii ay Soomaaliga uga hadlayeen ee ka dhacay Ethiopia (Sawirro)

                Addis Ababa May 04 2013 (SDN)— Urur Goboleedka IGAD ayaa waxa ay warmurtiyeed ka soo saareen shirkii Madaxada ururkaasi ay ku yeesheen Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Shirka IGAD oo ay codstay dowladda Soomaalia ayaa waxaa intiisa badan looga hadlayay arrimaha Soomaaliya waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Kenya Uhuru  Kenyatta,  Hassan  Sheikh Mohamud, Madaxweynaha …

                Read More

                  Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku sii Jeeda Itoobiya iyo Somaliland oo dalbaneysa Xubinimo IGAD iyo Midawga Africa

                  Adis Ababa May 04,2013(SDN/Reporter)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo mudo ku sugnaa dalka Itoobiya ayaamaanta lagu wada ain uu soo gaaro magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa lagu wadaa in uu la kulmo raaiisul wasaaraha dalka Itoobiya Xeylo Mariam oo lagu wado in ay ka wada hadlaan xiriirka labada dal. Labada…

                  Read More

                    FAALLADA WARGEYSKA:Goormaynu Ka Gudbaynaa Hebel Ha U Jawaabo Hebel?

                    Hargeysa May 04,2013(SDN)-Xukuumadihii u kala dembeeyey hoggaaminta Jamhuuriyadda Somaliland, marka laga reebo Cahdiyadii Marxuum ee Cabdiraxmaan Axmad Cali [1991 – 1993kii] iyo Maxamad Xaaji Ibraahin Cigaal [1993 – 2002], ayaa labadii Xukuumaddood ee ka dembeeyey oo mid tahay ta hadda haysa hoggaanka dalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmad Maxamad Siilaanyo, iyo tii  Daahir Rayaale ee…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka hadlay Waajibaadka Hor yaala Mudanayaasha Golaha Deegaanka Boorama {DHAGAYSO}

                      Boorama 04,May (SDN).Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir ayaa  tababar mudo laba iyo toban Cisho ah u Socday Xidhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Boorama waxa uu ugu soo Gabo gabeeyay Magaalada Boorama . Tababarkan loo soo xidhay xildhibaanada golaha degaanka ee Boorama ayaa Waxay  ku baranayeen casharo salka ku haya hogaaminta wanaagsan iyo xalinta khilaafaadka….

                      Read More

                        DAAWO SAWIRRADA: Fanaanniinta Xiddigaha Geeska oo Niyadda U Dhisay Derbi-jiifka Hargeysa

                        Hargesya May 04,2013( SDN)-Hobollada ku bahoobay Kooxda Casrigan Shidday fanka Mandaqada ee loo yaqaan Xiddigaha Geeska oo saldhigoodu yahay Magaalada Hargeysa ayaa shaaciyey bandhig faneed (Show) dhaqaalaha ka soo baxa ay ugu taborrucayaan xarunta xanaanaynta iyo dhaqan celinta derbi-jiifka ee Mustaqbal ee degmadda Maxamed Mooge ee Caasimadda Hargeysa. Kooxdan oo ka kooban Hal-abuuro, fanaanniin Heesahooda…

                        Read More

                          Qaramada Midoobey:Burcad badeeda Soomaalida oo aan markab Afduubin iyo tirada Burcada ee xabsiyada caalamka ku jirta

                          New York May 04 2013(SDN)-Guddi Qaramada Midoobey ay u saartay ladagaalanka Burcad badeeda Soomaalida ayaa sheegay in Markab Soomaaliya laga afduubo ay ugu danbeysay Bishii May 12keedii ee Sanadkii 2012kii. Burcada Soomaalida ayaa sanadii2009kii waxa ay afduubteen 46,2010kiina waxa ay afduubteen 47,balse sanadii 2011kii waxa ay afduubteen 25 markab oo qura. Sida Muuqatana waxa hakad…

                          Read More

                            DAAWO Barnaamij ka hadlaya Soomaalida Minnesotta

                            Minnesota May 04,2013(SDN)-Soomaalida Ku nool dalka Mareykanka khaatasan Minnesota ayaa TVga Kara waxa uu ka diyaariyay barnaamij uu uga hadlay nolosha dhawr ruux oo kala Jiil ah. Somalida Minnesota oo tiradooda dad ba wax ku sheegaan ayaa ah jaaliyada ugu faraha badan ee ku nool Woqooyiga America. <object id=”flashObj” width=”480″ height=”270″ classid=”clsid:D27CDB6E-AE6D-11cf-96B8-444553540000″ codebase=”http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=9,0,47,0″><param name=”movie” value=”http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1″…

                            Read More

                              No Somali pirate hijacking in nearly a year, says UN

                              The fight against Somali pirates has been so effective that they have not been able to mount a successful hijacking in nearly a year, the chair of the global group trying to combat the pirates has said. American diplomat Donna Leigh Hopkins credited the combined efforts of international naval forces and increased security on ships,…

                              Read More

                                Dhamaan familgani waxay hanbalyo meher uu dirayaan boqorka iyo boqorada siciid muuse ahmed iyo warwadiisa xaawo yusuf dugsiiye oo meherkoodu ka dhcay hotel rays ee gobolka boorama

                                Dhamaan familgani waxay hanbalyo meher uu dirayaan boqorka iyo boqorada siciid muuse ahmed iyo warwadiisa xaawo yusuf dugsiiye oo meherkoodu ka dhcay hotel rays ee gobolka boorama tariikhdu markay ahayd 2/5/2013 Hadabo waxaynu leehay aqal galkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo Safiya abaadir Ayeeyo Caasha Cigaal Ayeeyo Faadumo Sh.Hassan Nuuriye Aabo Muse Ahmed Cumar…

                                Read More