Wargeyska Hubaal oo sanad Guuradiisii 1aad ku soo dhaweeyay Xarig,Caburin iyo Daartoodii oo Duntay
Hargeysa July 29,2013(SDN)-Wrgeyska madax banaan ee ka soo baxa magaalada Hargeysa HUBAAL ayaa todobaadka u dabaal degi lahaa sanad guuradoodii kowaad hadaan Xukuumada Somaliland kula kicin Caburin iyo xarig. Sidoo kale Xaruntii Xisbiga oo Boolis ku nool yihiin ayaa daartii ku xeereyd ay sababo aan la garaneyn u duntay. Tafatiraha Wargeyska Hubaal Xasan Cabdilaahi Keefkeef…
