Ciidamada RRU-da oo Xalay Reer Burco jiif Iyo Joogba u Diiday iyo Wadooddo iyo Dadkale oo Guryahoodii Lagala Baxay
Burco:21-Aug-2013-(SDn)-Ciidamada Booliska Gaar ahaan kuwa sida gaarka ah loo Tababaray ee RRU, ayaa Xalay saqdii dhexe weerar Hubaysan ku soo qaaday Guriga uu ka degan yahay magaalada Burco Sheekh Siciid Axmed Jaar oo ka mid ah Ganacsatada Gobolka Togdheer. Ciidankan oo watay Gaadiid aad u tiro badan ayaa la sheegayaa inay markii ay soo gaadheen…
