Madaxweynihii Hore ee Masar Xusni Mubaarik oo xabsi guri loogu bedelay Xabsigii
Qahira Aug 22,2013(SDN)-Maamuleyaasha dalka Masar ayaa sheegay in aanu madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Xusni Mubaarik xoriyad buuxda heli doonin ka dib kolka xabsiga laga sii daayo dhawaan. Xukuumada Masar ee KMG ka ah ayaa culeys saaid ah kala kulantay xoogagii kacdoonka ku riday dawladihii Mubaarik iyo Morsi. Waxaana jirtay cabsi weyn oo ku wejahan…
