Dagaal Culus oo Xalay ka dhacay Degmada heliwaa ee Gobolka Banaadir

    Muqdisho:30-Aug-2013-(SDN)-Dagaal faraha la iskula Tegey  oo Daqiiqado Soconayay, ayaa Habeenkii xalay  waxa uu ka dhacay Degmada Heliwaa Ee Gobolka Banaadir. Dagaalkan oo la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kal duwan, ayaa u dhexeeyey kooxo hubaysan oo loo malaynayo inay ka tirsanaayeen kooxda Al-shabaab iyo ciidamada Dawladda ku-meel-gaaadhka ah. Wararka  Aanu ka helayno degmada hilwaa ayaa sheegaya …

    Read More

      “Dawladdu dhul aanay Maamulkeedaba Gaadhsiin oo ay Dadka Jooga Didisay, Maaha inay Maanta Tidhaahdo Nin baa Soo Galay, Xikmadduna maaha………..”xildh. Bulqaas.

      Hargeysa:30-AUG-2013-(SDN)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda Deegaanka Bariga Sanaag, lagana soo doortay xisbiga Talada Haya ee Kulmiye, ayaa sheegay inaanay xukuumaddu xaq u lahayn  inay ka hadasho imaatinka Madaxweyen-ku-xigeenka Puntland ee Deegaanka Taleex. Xildhibaan Bulqaas oo maalintii shalay  si gaar ah ugu warramayey Shabakadda wararka…

      Read More

        Lacago Beer-abuur ah Oo Istaajiyey Ganacsigii Gobolka Sanaag, Noloshii Shacabka Oo Halis Ku jirta iyo Guddoomiyaha Baanka Somaliland Afka Ka Xidhay

          Ceerigaabo: 30-Aug-2013-(SDN)-Guddoomiyaha Baanka Dhexe   ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa diiday inuu jawaab cad ka bixiyo dhibaato laxaad leh oo shacabka Ku nool Gobolka Sanaag ay ku hayaan Lacago faalso ah oo lagu soo daabulay. Shacabka reer sanaag oo  isticaala lacagtii shilli soomaaligii hore ee Gobollada kale ee Somaliland laga beddelay, islamarkaana dhibaato dheeri…

        Read More

          Dhalinyaro Soomaali ah oo Minnesota isku leynaya

          Minneapolis Aug 30,2013(SDN)-Booliska Minnesota ayaa baaraya dil ka dhacay magaalada Shoreview ka dib kolkii meyd la dhigay wado ka mida wadooyinka magaaladaasi. Dilkan u danbeeyay ayaa la aaminsan yahay in uu ku lug leeyahay dhalinyaro gobolkan ku nool oo dilal soo noqnoqday isu geysanayay. Meydkan u danbeeyay ee la helay ayaan wax cadeyn ah oo…

          Read More

            DALKU gurmad ayuu u baahan yahay, Inqilaab shacab/meliteri (utudhaagu waa inay dalka gacan kuqabataa) inuu dhacaa waa lagamamaarmaan

             Waxaa ayaandaro ah xaalada dalkii maraayo oo maalinba maalinta ka danbeysa quus ku gelinaysa. Ruuxa caqliga fayoobina  is waydiinaayo sababta xukuumadu u doorbidey inay qaado dhabihii horseedilahaa  kala yaac ama qaran dumis. Waxaa kale oo iyana iswaydiin mudan oo qofkii in uun xasuusi ku hadhay uu is waydiinayaa waxay ku dhinteen kumanaankii qof iyo mujaahidiintii…

            Read More

              Wafti Ay Horkacayso Sarakaalad Sare Oo Ka Tirsan Hay?adda ACTION AID, SAYNAB MOHAMED HASAAN Oo Ay Ka Mid Yihiin Xildhibaano Ka Tirsan Gollaha Wakiiladda + Urrurada Bulshada Rayidka Ah, Oo Kampala Kula Kulmay Baarlamka Dalalka Uganda Iyo Kenya

              Wafti Ay Horkacayso Sarakaalad Sare Oo Ka Tirsan Hay?adda ACTION AID, SAYNAB MOHAMED HASAAN Oo Ay Ka Mid Yihiin Xildhibaano Ka Tirsan Gollaha Wakiiladda + Urrurada Bulshada Rayidka Ah, Oo Kampala Kula Kulmay Baarlamka Dalalka Uganda Iyo Kenya (KampalaSDN)Wafti ay hogaaminayso Marwo Saynab Maxamed Xasan oo ah Masuul sare oo ka tirsan Hay?adda Samafalka ee…

              Read More

                Dowlada Federaalka iyo maamulka Jubaland ayaa ku kala sixiixdey Magaalada Addis ababa heshiis ay goob ka ahaayeen beesha caalamka(AKHRISO)

                Adis Ababa Aug 29,2013(SDN)-Heshiiskaan oo qodobo kala duwan ka koobnaa ayaa waxaa sixiixey madaxa maamulka Jubaland iyo Wasiirka Madaxtooyada Villa Somalia. Qodobada ka muuqda heshiiskaan ayaa qaarkood waxaa ka muuqda hadii sida ay yihiin loo fuliyo iney horseedi karaan maamul goboleed rasmi ah oo ka dhasha gobolada Jubooyinka iyo Gedo.   Akhri Heshiiskaan oo ku…

                Read More

                  Sawirada Socdaalkii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Magaalada Boorama iyo Maanta

                  Hargaysa 29.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimada hargaysa kadib socdaal qaatay mudo laba cisho ah oo ay ku joogeen magaalada Boorama. Weftiga uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo hor kacayay waxay magaalada boorama kaga qayb galeen Dufcadii 12aad ee ka qalin jebisa Jaamacada Camuud oo Tiradoodu dhamayd…

                  Read More

                    The EU must intervene to help journalists in Somalia

                    Mogadishu, 29 Aug, 2013 (SDN) -Somali journalists are under assault. Not only is the country one of the deadliest places for media workers, the year-old government is weighing a restrictive media law. The European Union, one of the African’s country’s most important supporters, needs to be more forceful in ensuring a free media environment in…

                    Read More

                      Daawo Gunaanadka Shirkii Oog ee Xal ka Gaadhista Shaqaaqadii ka dhacday Deegaanka God Heeli

                      Oog 29.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Oog ee Gobolka Saraar maanta waxaa lagu qabtay kulan balaadhan oo lagu soo afjarayey shaqaaqadii ka dhacday deegaanka god-heeli ee Gobolka Sanaag. kulankaasi oo ay ka soo qayb galeen dhinacyadii ay dhibaatadu ka dhex dhacday iyo ergooyinkii dhexdhexaadinta ka dhex waday ayaa waxaa hadal ka soo jeediyey labo oday oo…

                      Read More

                        Xukuumadda oo soo dhoweysay heshiiskii Addis Ababa ee Dawlada Federaalka iyo Juba land

                        Muqdisho 29.Aug 2013 (SDN)- Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay, isla markaana ansixisay heshiiskii shalay ay dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka kumeel-gaarka ah ee Jubba ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. Golaha Wasiirrada ayaa heshiiska ku tilmaamay tallaabo horumar leh oo soo afjaraysa is faham-la’aan u dhaxeysay…

                        Read More

                          Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ka hadlay Kulamo uu Madaxweyne Siilaanyo kula Yeeshay Boorama duqayda Gobolkaas {DHAGAYSO}

                          Boorama 29.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay kullamo Madaxweyne Axmed Siilaanyo maanta Boorame kula yeeshay Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka Gobolka Awdal. Afhayeenku waxa uu sheegay inuu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Kulan la Yeeshay Waxgaradka,Odayaasha iyo Waayeelka Gobolka Awdal isla markaana ay ka wada hadleen horumarka iyo hanaqaadka…

                          Read More

                            Shir Kismaayo ka dhacay, iyo Ujeedooyinka uu daaranaa

                            Kismaayo 29.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacay shir looga hadlaayo mustaqbalka Jubbooyinka iyo shirkii Addis Ababa ay ku yeesheen dowladda Soomaaliya iyo maamulka Axmed Madoobe. Shirkan oo ka dhacay xarunta Jaamacadda, oo ah halkii lagu doortay Axmed Madoobe waxaa looga hadlay sida laga yeelayo soo xulida labada golle ee fullinta iyo sharciyeenta,…

                            Read More

                              Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo dib ugu soo laabtay Caasimada iyo Mashaariic uu Boorama xadhiga kaga jaray

                              Boorama 29.Aug 2013 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ee Booqashada Shaqo ku Joogay Magaalada Boorama ayaa Galabta ka soo ambo baxay magaaladaas Isla markaana soo gaadhay Caasimada Hargaysa Waxaanu  Madaxweynuhu maanta xadhiga ka jaray Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Camuud iyo mashaariic dhawr ah oo dhinaca horumarinta ah oo ka…

                              Read More

                                DAAWO Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista oo Shaaciyay Bilowga Duulimaadyada Shirkada Itoobiya iyo Hawlaha Madaarka Burco

                                Burco 29.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mudane Axmed Dalal Faarax ayaa  shaaca ka qaaday in Shirkada diyaaradaha ee Itoobiya Airline ay si toos ah uga bilaabi doonto madaarka Cigaal International duulimaadyadii ay ku iman jirtay Caasimada hargaysa 1 bisha September ee inagu soo foolka leh. Agaasimaha Guud ee…

                                Read More

                                  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo maanta kormeeray bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka oo ka bilaabtay Bankiga dhexe

                                  Muqdisho, August 29, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa saaka kormeer ku tegay xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliya, halkaasoo ay ka soconeyso bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka ee hay’addaha dawladda, sida Wasaaraddaha, iyo hay’addaha. Mashruucan mushaarbixinta oo ay iska kaashanayaan dawladda Soomaaliya iyo dawladda Norway ayaa waxaa fulinaya Wasaaradda Maaliyadda waxaana…

                                  Read More