6 Xildhibaan Oo Dhexda Ku Dhacay Gunnadii Degmada Salaxley Oo Lasii Sidey” Xuseen Xasan Badmaax Ku Simaha Xoghayaha Arr.gudaha Xisbiga Ucid
Hargeysa:8-Aug-2013(SDN)Fadeexadii abid ka dhacda dawladaha hoose ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxay ka dhacday todobaadkan masalaha magaalada Hargeysa todobaadkan. Mayorka,kuxigeenka iyo xisaabayaha degmada salaxley ayaa gunadii degmada Salaxley ka soo qaaday Baanka dhexe ee Hargeysa.Kadib mayorka iyo kuxigeenku waxay ku hadheen hawlo ay ka lahaayeen caasimadda,waxaana lacagtii qaaday xisaabiyaha degmada Salaxley,marka uu marayo xaafada masalaha ayaa…
