Madaxweynaha Somaliland oo Umadda ka Taciyadeeyay Geeridii Naxdinta Lahyed ee Ku Timi Suldaanka Guud ee Beesha Ayuub
Hargeysa Aug 03,2013(SDN)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Golayaasha Qaranka, Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaayo geerida ku timid SULDAAN DAAHIR SULDAAN AMIIN SULDAAN FAARAX oo Xalay ku geeriyooday 03/08/2013 Dhakhtarka Hargeysa laguna aasay maanta Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA…
