Dawladda Ereteriya Oo Markii Ugu Horeysay Shaacisay Inay Aqoonsan Tahay Dawlada Soomaaliya

    Asmara 04.Aug (SDN) Araya Desta oo ah danjiraha dawlada Ereteriya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa iftiimiyey in dawladoodu ay aqoonsan tahay dawlada federaalka ah ee Soomaaliya,waxaana hadalkani imaanayaa xilli hore oo dawlada Ereteriya ay shaacisay inaysan aqoonsaneyn dawlada Soomaliya. Waxaana uu yiri isagoo u waramayey idaaacada VOA-da hadaladan ” axaan si buuxda u taageereynaa dadaalada…

    Read More

      Naafada Cadaado Ku Dhaqan Oo Gargaar Dalbaday

      Cadaado 04.Aug (SDN) Dadka naafada ah ee ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galaduud ayaa ka cabanayo dhibaatooyin dhinaca nolosha ah iyagoo dalbaday gargaar bani’aadanimo. Qaar ka mid ah dadka naafada ah ee ku nool degmada Cadaado oo la hadlaysaxafadda ayaa sheegay in ay soo wajahday xaalado nolol xumo ah, daryeel la’aan iyo duruufo adag…

      Read More

        M.Weyne Xasan Sheekh oo Kulan la Qaatay Madaxweynayaasha Ciidamadoodu hawlaha Nabad Ilaalinata U Joogaan Somalia

        Kambaala 04.Aug (SDN) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa kula kulmay Kampala madaxweynaha Kenya, madaxweanha Uganda, iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya ka hor shirkii madaxda waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo ka furmay Uganda. Shirka ay yeesheen Xasan Sheekh, Uhuru Kenyatta, Hailemariam Desalegn iyo Yoweri Museveni ayaa diiradda lagu saaray sidii shirka ay yeelanayaan madaxda…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo u Jawaabay Faroole

          Hargeysa Aug 04,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeray  madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Faroole. Madaxweyne Faroole ayaa khudbad uu ka jeediyay sanadguuradii 15naad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland waxa uu ku sheegay in Somaliland iyo dawlada Federaalku wada hadli Karin la’aantood…

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha oo xalay Saq-dhexe socod kumaray isgoys-yada magaalada Muqdisho

            Muqdisho August 4, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xalay Saq-dii dhexe ee 12:00am saacadda geeska Afrika, waxaa uu socod lug ah ku maray degmooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaana Isgoys-yada Beexaani, Sanca, Fagax, Cali-kamiin, Laba-dhagax, Baar-ubax, Black sea, Al Barako, iyo isgoyska Banaadir, waxaana socdaalkani uu ahaa mid uu…

            Read More

              Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne Yoweri Museveni oo Kulmay

              Kampala, 04 August 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa xalay kulan dheer la qaatay Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni. Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Kampala ayaa labada madaxweyne waxey ka wada hadleen arrimo dhowr ah. Madaxweynaha Soomaaliya waxaa kulanka…

              Read More

                Lasanod: Haweenay Xalay Mindi Qudha lagaga jaray

                Lasanod:4-aug-2013(SDN)Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa Xalay waxaa uu Nin ku hubaysan Toorri ku dilay allla Ha u Naxariistee Marxuumad lagu magacaabi jirey Faadumo Khaliif Ilka-weyne.,  si Arxan darro ah loogu dilay haweeneey, kaddib markii uu nin toorrey la dhacay kaasi oo ciidanka amaanka deegaankaasi gacanta ku soo dhigeen.   Ehelada ninka dilka gaystay ayaa…

                Read More

                  Hargeysa: in ka badan 20-dhallinyaro ah kuna Eedaysnaa Kufsi-wadareed oo xukun dheer Maanta lagu riday

                  Hargeysa:4-aug-2013 (SDN)Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta inka badan labaatan wiil oo ku Eedaysnaa kufsi-wadareed ay kula kaceen Laba Hablood oo Reer Hargeysa ah ku ridday xukunno dhaadheer oo u dhexeeya toban sano ilaa shan sano. Kufsigan oo dhacay intii lagu gudo jirey Bishan barakaysan ee Ramadaanta  dacwaddiisuna ka socotay maxkamada Gobolka Hargeysa, ayaa Guud ahaanba…

                  Read More

                    Golaha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka oo iska difaacay Eedo Qaar ka mid ah salaadiintu u jeediyeen

                    Hargeysa:4-Aug-2013(SDN) Golaha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa gees iskaga duway Eedo ay Guddidii salaadiinta ahayd ee dhexdhexaadinta  wadday warbaahinta u mariyeen Habeenkii xalay. Shirkan jaraa’id ee ay Golahani maanta ku qabteen Magaalada Hargeysa oo ay  ka soo qayb galeen hormoodka Golahani, ayaa waxa ugu horrayn ka hadlay Muj. Xasan Guure Jaamac oo ah Guddoomiyaha Golahan,…

                    Read More

                      NUSOJ Oo Si Weyn U soo Dhaweysay Xukun Maanta lagu fuliyey Nin ku Eedaysan Dilka Wariye Caan Ahaa

                      Muqdisho:4-aug-2013 (SDN)Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed  ee Nusoj, ayaa soo dhaweeyay xukun dil ah oo Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sidaa ku xakuntay ninkii ka dambeeyay dilkii Allaha u naxariistee sanadkii tegay loo geystay weriye Xasan Yuusuf Absuge. Warsaxaafadeed uu soo saaray ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa lagu sheegay in uu ururku  soo dhaweynayo…

                      Read More

                        Laba ka mid Ah Gaadiikii Yaryaraa EE 999-ka oo si xun isugu dhacay iyo Dirawaliintii Wadday oo xabsiga loo Taxaabay

                        Hargeysa:4-aug-2013-(SDN) Lab aka mid ah Baabuurtii Booliiska ee 999(oto oto) ee dhawaan Wasiir Cali Warancade u Iibiyay Booliiska, ayaa shalayiigalabta afurkii ku dul burburay biriishka labaad ee Caasimadda Hargeysa, kadib markii iyaga oo is eryanaya ay isku dhaceen. Qof Goob jooge ahaa ayaa  warbaahinta u in  sheegay labada baabuur  uu khasaare balaadhani soo gaadhay kadib…

                        Read More

                          Wararkii Ugu Dambeeyey Ee shirka Ka Socda Magaalada Kampala

                          Kampala: 4-Aug-2013(SDN) Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa maanta si rasmi ah uga furmaya shir ay  Gondaha isku darayaan madaxweynayaasha ciidamadu ay ka joogaan dalka Soomaaliya iyo madaxweynaha dalkiisa ciidamadu martida ku yihiin ee Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud.   Kulanka maanta ayaa ah mid ka duwan kulankii shalay, iyadoo la doonayo in lagaga hadlo arimaha…

                          Read More

                            Guddoomiye Tarsan oo Dibad-wareeg ah shirarka Amaanka lagaga Hadlayo iyo shaki laga qabo in xilka laga qaadi doono

                            Muqdisho:4-aug-2013(SDN) – Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Somaliya, waxaa xalay ka dhacay shir uu soo qaban qaabiyay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Sida ay tibaaxeen  xubno ka qaybgalay shirka, waxaa lagaga hadlay cabasho uu soo jeediyay Guddoomiyaha gobalka Banaadir Tarsan, taasoo ku saabsan in loo diiday  ka qaybgallo shirarka looga…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Guddaha Soomaaliya oo Booqasho ku Jooga Hargeysa

                              Hargeysa Aug 04,2013(SDN)-Wariika wasaarada arrimaha Guddaha ee dalka Soomaaliya Md Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Booqasho aan rasmi aheyn ku jooga Caasimada Somaliland. Wasiirka Arrimaha Guddaha ee Soomaaliya ayaa ka soo degay madaarka Berbera oo ay ku qaabileen raxan wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumada Somaliland. Wasiirka ayaana deeto loo soo qaaday dhanka caasimada Hargeysa oo…

                              Read More

                                DAAWO:SHIRKADA TELESOM OO TARTAN AQOON GUUD U SOO GABO GABAYSAY DUGSIYADA WAXBARASHADA EE BUUHOODLE

                                Buuhoodle Aug 04,2013(SDN)-Shirkada Isgaarsiinta ee Telesom ayaa magaalada Buuhoodle ku qabatay tartan Aqoonta guud ah oo u dhexeeyay Dugsiyada waxbarasho ee degaankaas. Tartanka oo ka dhacay Hotel Cabdi Gurey isla markaana lagu soo gunaanaday ayaa waxa lagu qabtay xafladii gunaanadka oo abaal marinana lagu gudoonsiiyay dugsiyadii tartanka ku guuleystay,DAAWO.

                                Read More