Madaxweynaha Kenya Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Hayaan Tiro Dad ah Oo La Tuhunsan Yahay
Nairobi:25-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo xalay shirjaraa’id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada ku sheegay in Kenya ay ka guulaysatay agagixisadii soo weerartay xarun laga dukaameysto ee ku taalla badhtamaha caasimadda Kenya ee Westgate Shopping Mall. Uhuru ayaa sheegay in uu fuliyay wacadkii uu ka qaaday shacabka Kenya oo…
