Golaha Wasiirada oo Shir aan caadi ahayn isugu yimid Caawa ayaa Cambaareeyey Weeraradii Argagaxisada ee ka dhacay Magaalda Nairobi

    Muqdisho, 23, Sept, 2013…Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, iyadoo uu shir guddoominayay  Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Dalka mudane Cabdirisaq Cumar Maxamed waxaana shirka looga hadlay Arrimaha Amniga dalka iyo weerarkii Argagaxisadu ka gaystay goob laga dukaamaysto oo ku taala magaalada Nairobi iyo. Ugu horayntii…

    Read More

      War Deg Dega:Ciidamada Kiinya oo sheegay in ay soo furteen dhamaan la heysteyaashii Westgate Mall

      Nairobi Sept 24,2013(SDN)-Ciidamada dalka Kiinya ayaa laga soo xigtay in ay gebi ahaanba la heystayaashii Shabaabku ku heysteen Westgate Mall ilaa sabtidii ay soo furteen. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Kiinya ay sidoo kale gebi ahaanba laayeen meliishaadkii shabaabka ee weerarka qaaday. Waxa iyaguna jira warar sheegaya in ragii hubeysnaa ee Shabaabka sheegtay ay…

      Read More

        DAAWO Nicholas Kay oo Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay wada shaqeyn xumo ,sheegayna in Somaliland ay ka mid tahay Soimaaliya

        London 24Sep13 (SDN)Ergayga Gaarka ee qaramada midobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa madaxwayne Axmed Silaanyo ku edeyey inuu ka danbeyo wada shaqayn la’anta Qaramada Midoobay iyo Somaliland u dhexeysa waxaanu Somaliland ku tilmamay qayb ka mida Soomaaliya, waxa kale oo uu ka  hadlay Arimaha puntland  waraysigan oo uu siyey Wariye Abdi hafid oo ka…

        Read More

          “Soo Noqoshada Genel iyo Mustaqbalka Mashaariicda Sahanka Shidaalka iyo Macdanaha kale” Mujaahid Cali Guray

          Hargaysa 23.Sep 2013 (SDN)- Bixitaanka GENEL waxa lagu sababeeyay dad waraaqo u qoray iyo handadaado ay kala kulmeen shakhsiyaad iyo kooxo dad ah oo hubaysan. Laakiin su’aasha meesha ku jirta ee muhiimka ihi waxay tahay maxaa ku kelifay dadka ka soo jeeda degaamada hawsha sahanka shidaalku ay ka socotay, ama laga bilaabi lahaa ee laga…

          Read More

            3 Ka Mid ah Argagixisada Qabsatay Xarunta Westgate oo la dilay,11 Askarta Milateriga Kenya oo Geeriyooday,iyo 200 oo Qof oo la Badbaadiyay

            Nairobi 23.Sep 2013 (SDN)- Saddex ka tirsan dagaalyahannada hubeysan ee ku jira xarunta Westgate ee magaalada Nairobi ayaa la dilay, iyadoo ay dhaawacmeen 11 askari oo ka tirsan ciidamada militariga Kenya weerarradii ugu dambeeyey ee galabta oo Isniin ah ka dhacay xarunta. Ciidamada Kenya ayaa bogga ay Twitter ku leeyihiin ku xaqiijiyey in askar looga…

            Read More

              Somaliland and the EU: a step forward

              In 1991 when, after a long and costly war, the Somali Republic disintegrated and Somaliland decided to revert back to its pre Somaliland-Somalia union independent status, Europe was dealing with the disintegration of Yugoslavia. Europe laid the defunct Yugoslavia union to rest. In contrast, the United Nations (UN) and the international community decided in the…

              Read More

                Somalia asks Barclays to reconsider

                Mogadishu, Sep 23, 2013 (SDN) -Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon Saaid asked Barclays Plc to reconsider its decision to close the accounts of the nation’s money-transfer services.  “It will directly affect millions of entirely innocent Somalis for whom remittances from overseas are absolutely vital,” Shirdon wrote in the letter to Barclays Chief Executive Officer…

                Read More

                  “Wadooyinka aan shalay marnay oo aan ku dhunay waa inaan mar kale aynan marin” Madaxweyne Xasan Sheekh

                  Columbus,Ohio, USA September,23, 2013 (SDN)- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta waxaa ay ka soo dageen caasimadda gobolka Ohio ee Columbus, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa kulamo la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio kana qeyb galay xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayay. Safarkan…

                  Read More

                    Shirweynihii Beesha Sacad Muuse oo Maanta Furmay,Nuxurka Khudbadihii laga Jeediyay

                    Agabar 23.Sep 2013 (SDN)- Shirweynaha HOODAALE ee beesha degta Waqooyiga, Galbeedka iyo Oogada caasimadda Somaliland ee Hargeysa (Sacad Muuse), ayaa si rasmi ah shalay uga furmay degmada Agabar ee Gobolka Gabilay kadib markii dhawaan laga heshiiyey khilaafyo dhawr jeer dib-u-dhac ku sababay. Shirweynahan oo ka dhacaya goob ballaadhan oo ka kooban ilaa 500 miter isku wareeg…

                    Read More

                      Ra’isal wasaare Cabdi Faarax Saacid oo Geneva kaga Qeybgalaya Shirka Xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobey

                      Geneva 23 Sep 2013 (SDN)- Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaaladda Geneva ee dalka Switzerland. Ra’isul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb-galaya kal-fadhiga saddexaad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey oo berri ka furmaya xarunta golahaas. Wafdi ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa garoonka magaaladda Geneve…

                      Read More

                        Xaalad Holcaysa oo Ka Taagan Xarunta Ganacsiga ee Westgate ee Nairobi iyo Dagaalka oo la isula Gabal dhacsaday

                        Nairobi 23.Sep 2013 (SDN) Weerarka ka socda Xarunta Ganacsiga ee WESTGATE MALLE ee Magaalada Nairobi ayaa ah mid wali sidii u sii socdda,waxaana wali kooxaha afduubka ku haystaa la haystayaasha & ciidamada dawlada kiiniya oo garabsanaya ciidamo wadamo kale ahi ku dagaalamayaan gudaha Xarunta iyadoo aysan wali labada dhinac ku kala bixin gacan ku haynta…

                        Read More

                          Somaliland: Australian Foundation Condemns the Terrorist Attack in Kenya

                          Speaking on my capacity of the president of Somaliland-Australian Friendship Foundation. We the Somaliland community in Australia, profoundly and categorically condemn this merciless and barbaric terrorist attack against the innocent and peace loving people of Kenya. We wholeheartedly hope that these perpetrators and maniacs will be brought to justice and pay the price for the…

                          Read More

                            Somaliland: Eritrea Inspires On Self-Reliance

                            Hargeisa, Sep 23, 2013 (SDN) -As the crowd chants, “Give us recognition!” the world’s most quixotic Independence Day parade marches through the dusty streets of Hargeisa. There are gymnasts and circus performers, flag-festooned camels, mounted police on colourfully tasselled horses, a convoy of rocket launchers and red-bereted soldiers with old rifles and Kalashnikovs. The spectators…

                            Read More

                              Somalia: Al-Shabab remains a potent threat

                              Nairobi, Sep 23, 2013 (SDN) -Somalia’s al-Shabab militants have said they carried out the attack on a Nairobi shopping centre in “retribution” for Kenya’s efforts to help the Somali government. Kenyan troops are part of the African Union force in the country. Despite losing ground, al-Shabab remains a potent threat as the BBC’s Mark Doyle…

                              Read More