Magaalada Kismaayo oo Dilalku ku soo badanayaan iyo Sadex qof oo Xalay lagu khaarajiyay
Kismaayo 26.Sep 2013 (SDN)- Saddex qof ayaa xalay oo Arbaco ahayd lagu dilay meelo kala duwan oo ka tirsan degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Mid ka mid ah saddexda qof ee la dilay oo ka tirsanaa ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba ayaa maydkiisa laga helay meel u dhow xeebta xaafadda Calanley. Labada qof…
