Deegaan ka Mid ah Gobolka Awdal oo uu Shuban biyood ka dilaacay
Boorama 23.Sep 2013 (SDN)- Deegaanka Xale maale ee Degmada Boon ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dilaacay Shuban biyood waxaana sidaa noo xaqiijiyay Agaasimaha Caafimaadka Aasaasiga ah ee Gobolada Awdal iyo Salal Maxamed Cumar Xaaji Yaabe . Agaasimaha ayaa sheegay in Shuban biyoodkaasi uu ku soo badanayo deegaanka Xale maale iyadoo lix qof oo xanuunkan…
