Diyaarada Itoobiya Airways oo Galabta Mar kale dib u bilowday Duulimaadyadeedii Hargaysa
Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Weftigii ka koobna xubnaha golaha wasiirada ee Somaliland ee maalmahii u dambeeyey ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, iyagoo la socday diyaaradda Itoobiyaan Air-Line oo duulimaadadeedii Somaliland dib u bilowday maanta, Weftiga oo ka koobnaa wasiirada wasaaradaha Arimaha debadda Md maxamed Biixi Yoonis, Arimaha Gudaha Cali…
