Nin Doonaya magaalo yar oo ku taal Mareykanka in uu ka dhigo degaan Cadaanka uun ay ku nool yihiin
Leith Sept 21,2013(SDN)-Nin Cadaan ah ayaa waxa uu wadaa olole uu Tuulo yar oo ku taal Woqooyiga Dakota mid ay ku noolaan karaan uun dadka midabkoodu cadaanka yahay. Craig Cobb oo ka mid kooxaha aaminsan in cadaanku ka fadli badan yihiin midabyada kale ayaa la sheega in uu haatan wado dedaal uu ku iibsanayo inta…
