Taliye ka Baxsaday Ciidamada Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya oo ka Xog Waramay Sababaha Baxsigiisa {DAAWO}

    Nairobi 19.Sep 2013 (SDN)- Faysal Axmed Maxamed waxaa uu ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidamada amaanka Maamulka Kilinka 5-aad ee loo yaqaano Liyu Boolis,waxaana uu dhashay Gobolka Fiiq,Degmada Garbo ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya,waxaana uu sheegay inuu ka soo baxdsaday Maamulka Kilinka 5-aad markii uu dul qaadan waayey dhibaatada ay ku hayaan shacabka. Waxaa uu ka sheekenayaa…

    Read More

      Hargaysa iyo soo dhawaynta Madaxweyne Axmed Siilaanyo Sawiro

      Hargaysa, 19 Sep, 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo weftigii la socday ayaa Galabta dib ugu soo laabtay  caasimada Hargeysa ee Somaliland iyadoo Madaxweynaha iyo Xubnaha We ftigiisa Soo dhawayn Miisaaman lagaga hortagay  Duleedka Hargeisa ilaa iyo  Qasriga madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Waxaana Wadada hareeraheeda lagu arkay  bulsho aad u tiro…

      Read More

        Mashaariicdii uu Madaxweyne Siilaanyo ku dhagax dhigay Balli Gubadle iyo Kulamo uu la qaatay Duqayda Gobolka {DAAWO}

        Balli Gubadle 19.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ee xalay u dhaxay Gobolka Hawd Magaalo madaxdiisa Baligubadle ayaa saaka waxa uu kulamo la yeeshay Odayaasha, Dhaqanka Masuuliyiinta, iyo Qaybaha Bulshada ee Gobolka Hawd ayaa kulamadaasi ka dib waxa uu u soo dhaqaaqay madaxweynuhu dhanka Khayriyada oo…

        Read More

          Afhayeenka Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Sharaxaad ka Bixiyay Qodobada lagaga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada (DHAGAYSO}

          Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji Cabdiwali,ayaa Warbaahinta Faahfaahin dheeri ah ka siiyay Shirkii ay Yeesheen Golaha Wasiirada Somalia oo uu Hogaaminayay Ra’isal Wasaare Saacid waxaanu xusay in goluhu ay shirkoodan kaga doodeen natiijada shirka Brussels ayna soo dhoweeyeen, kuna tilmaameen in balanqaadyada lacageed ee laga sameeyey shirkaasi ay qeyb ka qaadan doonto…

          Read More

            Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo Hargaysa ku soo laabtay iyo Xusuustii Magaalada Balli Gubadle

            Hargaysa 19.Sep 2013 (SDN)- Madax waynaha Jamhuurayada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo waftigii uu hogaaminayay oo dhawrkii Maalmood ee u danbeeyay Hawlgalo Shaqo ku marayay Gobolada dalka ayaa Galabta dib ugu soo Laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa kadib markii ay ka soo Kicitimeen Xarunta Gobolka Hawd ee Magaalada Balli gubadle. Weftiga Madaxweynaha ayaa Mashaariic…

            Read More

              Xukuumada Somalia oo soo dhawaysay Go’aamadii Shirkii Brussels,Magacawdayna Laba Safiir

              Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba xaaladdaha guud ee dalka….

              Read More

                Tababar Maanta loo Soo Gabo Gabeeyay Ciidamada Xooga ee dalka Somalia

                Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Taliska Ciidamada Xoogga dalka ayaa maanta Xarunta Rasmiga ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya tababar ciidan ugu soo gebagebeeyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka kuwaasoo muddo 4-Todobaad ah lagu tababarayay gudaha Caasimadda horayna tababar ugu soo qaatay gudaha iyo dibadda dalka. Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaa qeyb ka ah Ciidamada…

                Read More

                  Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay hadalkii Madaxweyne Siilaanyo ee ku wajahnaa Shidaal Baarista

                  Hargeysa Sept 19,2013(SDN)-Guddoomiyaha Sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujj Cali Gurey ayaa soo dhaweeyay qorshe cusub oo uu madaxweyne Axmed Siilaanyo soo bandhigay oo lagu maareynayo kheyraadka dalka. Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo yaa mar uu safar ku marayay gobolada Bariga dalka waxa uu ku khudbadeeyay in wax laga bedelayo sida loo maareeyo shidaal…

                  Read More

                    Genel oo cadaadis uga yimi dawlada Soomaaliya awgeed u joojisay Sahankii Shidaalka ee Somaliland

                    London Sept 19,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ay  shaacisay in shirkada Genel ay hawshii shidaal baarida dib u bilaabeyso dhawaan sida uu sheegay wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland. “Genel Somaliland kama aaney bixin ee waxa inoo socda wadahadalo ku loo bahanaa in aanu yeelano intaaney hawshu sii socon”ayuu yiri wasiir Xuseen Cabdi Ducaale. Waxaase soo baxaya in…

                    Read More

                      Soomaalida ku nool Holland oo ka cabanaya in Soomaaliya loo mustaafuriyo

                      Amesterdam Sept 19,2013(SDN)-Soomaalida ku nool dalka Holland ee doonaya megengelyada ayaa ka cawday in dawlada Holland ay si khasaba dalkoodii ugu celineyso. “Waxa si khasab ah la iigu soo mustaafuriyay magaalada Muqdisho,mana garanayo sababta”sidaa waxa yiri Mahad Ibrahim Geedi. Afhayeen u hadlay qurbejooga Soomaalida Holland ayaa xaqiijiyay in Soomaalida ku nool Holland ay dawladu biloowday…

                      Read More

                        Taliyihii Ciidamada AMISOM oo lagu eedeeyay in uu musuqmaasuqay Raashin iyo Shidaal Kampalana looga yeeray

                        Kampala Sept 19,2013(SDN)-Dawlada Ugaandha ayaa taliyihii ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ee Muqdisho ku sugnaa Kampala ku soo celisay si loo baaro eedeymo musuqmaasuq. Taliyaha iyo ilaa dhawr iyo labaatan kale oo ka mida ciidamada AMISOM ayaa lagu eedeeyay in ay dheceen Raashin iyo Shidaal ay doonayeen in ay suuq madoow ku iibiyaan. Sidaana waxa…

                        Read More

                          “Mashaariicda waxa cayimaya cida lacagta la siinayo, Somaliland-na waxa la siinayaa awooda ah in ay go’aansato waxa la siinayo” wasiir sacad Cali.

                          Hargaysa:19-Sep-2013(SDN)-Dawladda Somaliland, ayaa markii ugu Horraysay soo dhawaysay qorshaha ay midawga Yurub  Somaliland ugu qoondeeyeen in ay gaarkeeda u helayso qaybta ay xaqa ugu yeelatay deeqaha horumarineed, sida lagaga dhawaaqay shirkii 16-kii bishan ka dhacay magaaladda Brussels ee caasimada dalka Belgium.   Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo horumarinta Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo  arrintan…

                          Read More

                            Kuwaas(Madasha wada-tashiga) Yur Dhaha Oo Bax dhaha Oo Waxaad Odhanaysaan……” madaxweyen Siilaanyo

                            Hargaysa:19-Sep-2013(SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa  markale Bulshada ku Guubaabiyey inaanay dhegaysanin Hadallada ka soo baxa Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka.   Madaxweynaha ayaa  sheegay inay xubnaha Madasha wada-tashigu aanay aqoonsanayn in dalku Ballaadhan yahay, islamarkaana uu isagu madaxweyne u wada yahay.   Madaxwayne Axmed Siilaanyo, waxa uu sidaasi ku sheegay khudbad…

                            Read More

                              Xukuumadda oo Ku Hawllan sidii Xabsiga loogu taxaabi lahaa Hoggaanka sare Ee Madasha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka

                              Hargeysa:19-Sep-2013(SDN)-Sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah oo ku dhaw dhaw wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland, waxa jita nidaam hoosta laga wado oo lagu xidh-xidhayo madaxda madasha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka. Qorshahan  ayaa la sheegayaa inuu gacanta ku hayo wasiir-ku-xigeenka amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor, waxana haatan socda sida warka aanu ku helnay ka  baaraan-degga qorshe kooban oo…

                              Read More

                                Agabar:Shirka Beelweynta Sacad Muuse Oo La Iclaamiyey Xilliga Rasmiga ah Ee Uu Furmayo

                                Agabar:19-Sep-2013 (SDN) – Shirguddoonka Shirka Beelaha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargeysa (Sacad Muuse) Ee Hoodaale ayaa shaaciyey in qaban-qaabadii shirkaasi la soo gabo-gabeeyey, kuwaas oo iclaamiyey inuu maalinta maalinta Axada ee taariikhdu tahay 22/09/2013  si rasmi ah uga furmi doono Degmadda Agabar  ee gobolka Gabiley. Shirgudoonka Shirka Agabar ee HOODAALE waxay ugu baaqday  ergooyinka shirkaasi inay…

                                Read More

                                  Somaliland: Xisbiyada Qaranka Guddida Doorashooyinka Iyo Xukuumadda Oo Heshiis Qoddobaysan ka Gaadhay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

                                    Hargeysa:19-Sep-2013 (SDN) – Saddexda xisbi qaran, Koomishanka Doorashooyinka Qaranka iyo xukuumadda Somaliland, ayaa maalintii shalay  kala saxeexday heshiis dhigaya in labada diiwaangalinood la kala saaro oo mudnaanta koobaadna la siiyo diiwaanglinta codbixiyeyaasha si aanay dib ugu dhicin doorashada madaxtooyada oo ku beegan 2015-ka. Kulankan lagu saxeexay heshiiskan ayaa waxa soo qabanqaabisay Akadamiga Nabadda iyo…

                                  Read More

                                    Wasiirada Gaashaandhiga ee Somalia iyo Talyaaniga oo Heshiis Milateri kala Saxeexday

                                    Roma 18.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Mudane C/xakiin Xaaji Fiqi iyo Wasiirka Gaashandhiga Talyaaniga Mario Mauro oo kulan ku yeeshay magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga ayaa si rasmi ah u kala saxiiday hishiis militari. Wasiirka Gaashandhiga ee Soomaaliya Mudane C/xakiin fiqi ayaa Allgalgaduud u sheegay in hishiiskan uu la xiriiro  taageerada iyo tabarada…

                                    Read More