Garyaqaan Muuse Oo Lafo-gur ku sameeyey awoodda xubinta Golaha Deegaanku Kaga Bixi karto xisbigeeda (Faaqidaadda Xeer No 14)

    Waxaa jira xeerar iyo shuruuc aynu samaysanay qaran ahaana aynu ku dabaqno qaabka adeegsiga sharci ee markaas jira iyo sida loo raacayo, oo ay qaranka cidi masuul uga tahay, Hadaba Waxaa La Gudboon Gudida Diwaan galinta iyo ansixinta Asxaabta Somaliland Inay Ka Hadlaan oo Go’aanka ugu haboon ee sharci ay ka qaadan xubnaha Golaha Deeganka…

    Read More

      Kenya oo caro uga jawaabtay Digniin Mareykanku ka soo saaray in dalkooda la booqdo

      Nairobi Sept 29,2013(SDN)-Dawlada dalka Kenya ayaa caro uga jawaabtay digniin Mareykanku ka soo saaray booqashada dalkan dhaqaalihiisu ku tiirsan yahay safarada damaashaadka ee reer Galbeedku halkaa ku tagaan. Dawlada Mareykanka ayaa ku celisay digniin ay booqashada dalkaasi ka soo saartay bishii June ee ina dhaaftay. Qoraalkan cusub ee muwaadiniinta Mareykanka looga digayo in ay booqdaan…

      Read More

        Syria oo aqbashay goonkii Gollaha Amnaaka ee ku wejahnaa Hubkeeda Chemical-ka

        Dimishiq Sept 29,2013(SDN)-Dawlada dalka Syriaa ayaa maalin uun ka dib shaacisay in ay aqbashay gooan uu soo saaray Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo qeexayay in dalkaasi gebi ahaanba uu burburiyo hubkiisa Chemicals-ka. Raiisul wasaaraha dalka Syria Wael al-Halqi ayaa saxaafada u sheegay goaanka dawlada Syria ee ku wejahan qaraarka QM ee burburinta hubka Chemical-ka….

        Read More

          Magacyada Haween Soomaaliyeed Oo Ku Dhaawacmay Weerarkii Westgate Dhawaan Ka Dhacay

          Nairobi:29-Sep-2013(SDN)-Weerarkii dhawaan kooxda abaabulini ku qaadeen xaruntii ganacsiga ee Westgate, ayaa waxa isa soo taraya in la magacaabo magacyada iyo dhalashada dadkii ku waxyeelloobay. Haatan waxa si rasmi ah loo magacaabay Laba gabdhood oo walaalo ah Somali -Canadian ah, waxana la sheegay inuu dhaawac ka soo gaadhay weerarkaas. Gabdhahan walaalaha ah oo lagu kala magacaabo…

          Read More

            “xisbiyadeennu, xisbiyo Ma Aha Nin Xishoonayaana ma geli karo, waana masiibadii qarankan….”Aqoonyahan Xasan Jaamac Bacad

              Hargeysa:29-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha Aqoonyahanka Somaliland Xasan Jaamac Bacad, ayaa ka hadlay arrimo badan oo haatan ka taagan Somaliland, waxana uu Dhaliilo badan dusha ka saaray Xisbiyada qaranka ee Haatan ka jira Somaliland. Aqoonyahan Xasan Bacad oo Maalintii shalay u Warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland, ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladan cusub ee dalku…

            Read More

              Madaxtooyada Oo Laga Wado Qorshe lagu Tukhaantukhinayo Ismaaciil Shaqalle, cidda laga Dhex uriyey Iyo Beddelkiisa Oo La Diyaariyey

              Hargeysa:29-Sep-2013(SDN)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa wadda Qorshe meesha lagaga saarayo Taliyaha Ciidanka Qaranka Sarreeye Gaas Ismaaciil shaqalle, islamarkaana lagu magacaabayo Taliye kale Oo Cusub. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno shakhsiyaad si aad ugu dhaw aqalka madaxtooyada Somaliland, waxa qorshahan xilka lagaga xayuubinayo la waday muddo Gaabban oo aan sidaas u sii badnayn, waxana la diyaariyey…

              Read More

                We can ‘turn’ British jihadists if we talk to their families, writes Somali-born broadcaster RAGEH OMAAR

                The conflict in Somalia is one of the most important international crises affecting this country because of the number of British citizens who have travelled to the region as ‘jihadists’ to join Al Shabaab. The ‘White Widow’, Samantha Lewthwaite, may be the most notorious, but between 50 and 100 young British Muslims are believed to…

                Read More

                  a minor ammendement is made

                  We were hearing last few days discussions about road bill purposed by the government on the subject of a tax increase of certain services in Somali-land, which is overwhelming passed by the House of Representatives in an effort of generating extra revenue to finance the expected upgrading our medical care, social programs, continuity of vital…

                  Read More

                    Axmed Cabdi Ibraahin Oo Loo Doortay Guddoomiyha Guud ee Isku Xidhiidhka Jaalliyadaha Somaliland Ee Bariga Afrika. Kampala

                    (KampalaSDN)  Fadhi wadajir ah oo ay yeesheen xubnaha joogtada ah ee Jaalliyadaha Somaliland ee bariga Afrika ayaa si rasmi ah loogu soo doortay rule 333/28/9/2013 AA Ahmed Abdi Ibraahim in uu noqdo laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 28/9/2013, Guddoomiyaha cusub mana khilaafsana doorashadii tan ka horeysey ee warbaahinta kusoo baxdey laakiin waa toosin aanu…

                    Read More

                      Khudbadihii kala duwanaa ee Soo dhawaynta Maayarka Berbera ee ku biiray Xisbiga Kulmiye oo dhamaystiran {DHAGAYSO}

                      Berbera 28.Sep 2013 (SDN)- Waxa maanta berbera lagu qabtay xaflad balaadhan oo loo sameeyey laba xubnood oo miisaan culus ku leh gobolka saaxil oo taageeradoodii ku wareejiyey Xisbi xaakimka talada haye ee Kulmiye taas oo si weyn loo soo agaasimay kana soo qayb galeen masuuliyiin tiro badan. Munaasibadan oo Kulmisay Madaxda Sare ee Xukuumada Somaliland…

                      Read More

                        Human Rights Watch oo Ugu Baaqday dawlada Kenya inay ka Taxadirto dhibaato loo gaysto Bulshada Somaliyeed iyadoo loo sibir saarayo Weerarkii West-gate

                        Nairobi 28.Sep 2013 (SDN)- Warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch  ayaa looga digay dowladda Kenya in ay dhibaato u gaysato Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalka kenya gaar ahaan Shacabka ku nool xaafada Islii ee magaalada Nairobi. Iyadoo ka hadashay dhacadadii todobaad hore ee lagu weeraray suuqa loo Westgate…

                        Read More

                          Dawlada Federaalka Somalia iyo Xukuumada Malta oo ka wada arrinsanaya soo Celinta Cilaaqaadkoodii

                          New York 28.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo raysul wasaaraha dalka Malta Joseph Muscat ayaa kawada hadlay xiriirka labada dal iyo sida Malta ay gacan ugu geysan karto dadaallada ay waddo dowladda. Wargeyska Times of Malta ayaa qoray in Joseph Muscat uu ka dalbaday wasiirka…

                          Read More

                            Xukuumada Somaliland oo Shaacisay in Falalka Kufsiga Haweenku ay ku soo Bateen Somaliland

                            Hargaysa 28.Sep 2013 (SDN)- Wasaarada arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa Daboolka ka qaaday  in deegaannada Somaliland uu ku soo badanayo kufsiga loo gaysanayo haweenka. Wasiirka arrimaha gudaha ee Maamulka Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay Maanta Golaha Guurtida mar uu Warbixin   siinayay waxa uu Sheegay in Tusaale ahaan  shalay oo  kaliya ay heleen kiiska siddeed…

                            Read More

                              Xisbiga Kulmiye oo ay ku biireen Maayarkii Berbera ee Xisbiga Ucid iyo Xildhibaan isla Ucid ah {DAAWO}

                              Berbera 28.Sep 2013 (SDN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee galoaha wakillada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax  oo ay Weheliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirada ayaa maanta xarunta Gobolka saaxil ee BerBera kaga qayb galay xaflad si weyn loo soo agaasimay  oo loo sameeyay xubno ka mid ah Golaha Degaanka Degmada…

                              Read More

                                Somaliland Sees Impressive Budget Growth

                                Hargeisa, Sep 28, 2013 (SDN) -The Somaliland cabinet on Thursday approved a $212 million budget for 2014 which is an impressive 70% increase from last year’s $125m. This is more than double the budget by Somalia’s central government despite international recognition and support which the fledgling somaliland does have. Late last year, lawmakers in Mogadishu…

                                Read More