Nuxurka Kulan Al-baabadu u xidhnaayeen Oo Xildhibaanada Baarlamaanka ee Xisbiga Kulmiye Maalintii shalay Gondaha isku dareen

    Hargeysa:13-sep-3013(SDN)-Xildhibaanada Aqalka Wakiillada ugu jira Xisbiga Talada dalka Somaliland haye ee Kulmiye, ayaa maalintii shalay markii ugu horraysay Kulan gaar isku soo horfadhiistay. Kulankan oo ka dhacay Huteel Amassador ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa soo qayb galay inta badan xildhibaanada Golaha wakiillada Somaliland ee ka soo baxay xisbiga Kulmiye, iyagoo waliba ay kulankaas qayb ka…

    Read More

      “ arrinta shirkaddaasi u baxday ma aha mid aynu isku tuurtuurno, arrintaasina kusooo booddo aan waxba la inagala socodsiin bay ahayd.” Muuse Biixi Cabdi.

      Hargeysa:13-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha XisbigaTalada Dalka Haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii  ugu horraysay ka hadlay dhaliilo xukuumadda ay u jeediyaan axsaabta mucaaradka ahi oo la xidhiidha shirkadda shidaal qodista ee dalka ka baxday iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ee duulimaadyadeeda joojisay. Guddoomiye Muuse ayaa tilmaamay carrabkana ku adkeeyey in wixii qaranimada lafo-jab ku ah aan la…

      Read More

        Madaxweyne Asad”Dawladeydu waxa ay sexeexday heshiiska Hubka Sunta lagu Xakameynayo,bil ka dibna waxaan soo Gudbin doonaa Xogta hubka”Waa maxay Jawaabta Mareykanka

        Dimishiq Sept 13,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Syria Bashaar Al Asad ayaa wareysi uu siiyay TV laga leeyahay dalka Ruushka waxa uu uga waramay qorshaha hub ka dhigista dalkiisa ee Ruushku soo bandhigay iyo sixiixa sharciga caalemiga ah ee Xadidaada hubka Chemicals-ka. Asad ayaa sheegay in qorshahani uu ka yimi dalka Ruushka isla markaana loo bahan yahay in…

        Read More

          Mujj.Cali Gurey Hogaamiye fahmay ka faaiideysiga Warbaahinta Casriga ah iyo xukuumada Siilaanyo oo garan la hab ay u amuusiiso

          Hargeysa Sept 13,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ee UCID ayaa noqday siyaasi si dhaba ah uga faaideystay warbaahinta casriga ah ee haatan loo raray doodaha siyasadeed ee Dunida guud ahaan gaar ahaana kuwa Somaliland. Gudoomiyaha ayaa u muuqda Siyaasi fahmay xawliga isbedelka Siyaasadeed ee dalka iyo sida degdega ah ee muwaadiniintu xogta haatan isugu gudbiso warbaahinta…

          Read More

            Kulan Mareykanka iyo Ruushku ka yeesheen xaalada Syria oo Sawir ka bixiyay cilaaqaadka labada dal ee Gebiga ka lusha

            Geneva Sept 13,2013(SDN)-Xoghayaha arrimaha Dibedda Mareykanka John Kerry iyo Wasiirka arrimaha Dibedda ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa kulankoodii u horeeyay ka yeeshay xaalada dalka Syria. Labadan Masuul ayaa kulankoodu salka ku hayay sidii ay isula eegi lahaayeen in la dhaqan geliyo qorshe Ruushku soo bandhigay oo hubka Sunta looga dhigayo xukuumada dalka Syria oo dhawaan…

            Read More

              Jubaland President Escapes Assassination Attempt

              Kismayo, Sep 12, 2013 (SDN) -The interim leader of Juba administration in the southern port city of Kismayo Ahmed Madobe has escaped unscathed from an assassination attempt orchestrated by Al Qaeda linked militants Al Shabab in the early hours of Thursday morning. At least 10 people were killed on Thursday when a suicide bomber drove…

              Read More

                Halkan Ka Dhagayso Waraysi uu Maalmo ka Hor bixiyay Omar Hammami oo sidoo kale loo yaqaanno Abu Mansur Al-Amriki oo Alshabaab Maanta Dishay

                Muqdisho 12.Sep 2013 (SDN)- Labo ka mid ahaa hor-joogayaasha shisheeye ee kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya kaddib markii ay isku dhaceen hor-joogaha ugu weyn Al-Shabaab, Axmed Cabdi Godane. Omar Hammami oo sidoo kale loo yaqaanno Abu Mansur Al-Amriki oo Mareykan ah iyo Osama al-Britani oo British ah ayaa la sheegay in aroortii hore ee…

                Read More

                  Hambalyo Meher Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax

                  01.Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde, 02.Maayarka  Caasimadda Hargeysa Mudane C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), 03.Ku xigeenka duqa Caasimadda C/Casiis Maxamed Cago-weyne, 04.Xoghayaha Fulinta Dawladda D/Hoose ee Hargeysa Mawliid Waris, 05.Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Maxamed Xuseen Axmed (dhabeeye), Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax Dhammaan Masuuliyiintaasi waxay Hambalyo…

                  Read More

                    Axmed Madoobe oo ka Hadlay Isku daygii dil ee uu ka Badbaaday iyo Alshabaab oo Mas’uuliyadiisa Sheegatay

                    Kismaayo 12.Sep 2013 (SDN)-Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo shir jaraa’id qabtay Xarunta Kismaayo ayaa sheegay in waxba aysan kasoo gaarin Qaraxii lala bartilmaameedsaday ee ismiidaaminta ahaa, isagoo si adag u cambaareeyay weerarkaas, wuxuuna ku tilmaamay mid la doonayay in lagu dilo. Shiikh Axmed Madoobe ayaa sheegay in isagu uu caafimaad qabo wararka la baahiyay ee sheegaya…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cambareyey weerarkii lagu qaaday Hogaamiyaha Maamulka KMG Jubbooyinka

                      Muqdisho Sept 12,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey weerarkii maanta lagu qaaday hogaamiyaha Maamulka KMG ee Jubbooyinka Mudane Shiikh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). “Dowladda Somaaliyeed aad ayey u cambaareyneysaa weerarka lagu beegsaday kolonyadii Shiikh Axmed Madoobe. Waxaan leeyhay shacabka goboladda Jubooyinka si wada-jira meel ha oga soo wada jeestaan, dhagar-qabayaashu…

                      Read More

                        Golaha Wasiirada oo maanta ka dooday qodobo ay ka mid yihiin go’aanada shirkii Culimada

                        Muqdisho, September 12, 2013-(SDN)Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin qodobadii ka soo baxay kulankii Culimada Soomaaliyeed ee looga hadlay sida looga hortagi karo ku talax tagga Diinta “Xagjirnimada”….

                        Read More

                          Madaxweynaha Juba land oo Ka Hadlay Kulamadii dhex maray Weftigiisa iyo Dawlada Federaalka {DHAGAYSO}

                          Kismaayo 12.Sep 2013 (SDN)- Hoggaamiyaha maamulka Ku Meelgaadhka ah  ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day la-doonayey in lugu qaarajiyo, uuna nabadqabo.. Axmed Madoobe ayaa fara cididood waxa uu kaga badbaaday  weerarka loo adeegsadey miino waddada dhinaceeda la dhigay,iyadoo la sheegey in dad ka badan 7 Qof ay…

                          Read More

                            War laliyihii Weynaa ee Radio Hargaysa oo Maalintii 6aad Hawada ka Maqan

                            Hargaysa 12.Sep 2013 (SDN)- Warlaliyihii Cusbaa ee Idaacada Radio Hargaysa ayaa Maalintii 6aad  hawada ka maqan kadib markii ay la soo deristay Ciladi. Warlaliyahan oo uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Xadhiga ka jaray 18.10.2012 ayaa si toos ah Mar kaliya hawada uga baxay Maalinimadii Jimcihii ee Todobaadkii Tegay Wakhtigaas oo ay idaacadu ku guda jirtay baahinteedii…

                            Read More

                              Somaliland oo sheegtay inay Garba duuban yihiin Wixii ku Salaysan la dagaalanka Budhcad baddeeda, ictiraaf la’aan darteed

                              Dubai 12.Sep 2013 (SDN) Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Uga Mahad celiyay Daneeyayaasha la dagaalanka Budhcad badeedu Kaalinta ay ku Leeyihiin in Somaliland noqoto Goob ka nabdoon hawlaha Budhcad badeeda. Wasiirka Arrimaha Dibada ayaa hadalkan ka Sheegay Xidhitaankii shirweynihii Caalamiga ahaa ee ka hortaga Budhcad Baddeeda ee lagu qabtay…

                              Read More

                                Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land oo Madax kala duwan Kulamo kula qaatay Magaalada Dubai

                                Dubai 12.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Dubai ee dalka Imaraadka ayaa maalinkii labaad waxa ka socda shirweynaha saddexaad ee la-dagaalanka burcad badeeda kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Arrimaha dibadda ee dalkaasi. Wafdi Madaxweyne Cabdiraxman Farole hogaaminayo ayaa ku sugan shirka, waxana si wayn dhinacyadu usoo dhoweyeen dadaalka Puntland u gasahay soo afjarida kooxaha burcada ah…

                                Read More