Wasaarada Deegaanka oo Beenisay Warar sheegaya in Ganacsato ay Ruqsado u siisay Dhoofinta Shinbiraha
Hargaysa 14.Sep 2013 (SDN)- Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa maanta wax kama jiraan ku tilmaantay war ku soo baxay wargayska Hubaal cadadkiisii soo baxay maanta oo ku beegnayd 14 sep.2013, warkaas oo uu wargaysku ku sheegay in wasaaraddu si hoose ogolaansho u siisay ganacsato carbeed dhoofinta shimbiraha. Agaasimaha waaxda dhirta iyo daaqa ee…
