Madaxwayne Somalia oo ka qayb galay shir Caalami ah oo looga hadlayo arrimaha burcad badeedda iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Imaaraadka oo ka Hadlay
Dubai 11.Sep 2013 (SDN)- Shir caalami ah oo looga hadlayo ka hortaga burcad badeeda ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Dubai ee dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta. Shirkani oo ay martigelineyso dowlada Imaaradka Carabta ayaa wuxuu yahay kii seddexaad oo looga hadlo arrimaha burcad badeeda waxaana diirada lagu saarayaa ka hortagga burcad-badeedda iyo iska…
