Kismaayo oo Caawa Bando aan Mudadiisa la Cayimin lagu soo rogay,Iyo Baqashada la qabo

    Kismaayo 10.Sep 2013 (SDN)- Saraakiisha ciidamada maamulka KMG ee Jubba ayaa caawa bandow ku soo rogay magaalada Kismaayo, iyadoo hawada laga saaray hawada laga saaray shirkdihii isgaarsiinta ee magaalada. Ciidamo maamulka ka tirsan ayaa gaaf-wareegaya waddooyinka magaalada, halka shacabkii ay goor hore oo galabta ah guryahooda gaareen, Si uu Qof kastaaa Hoygiisa ugu Sugnaado. Sarkaal…

    Read More

      Nuxurka Warbixintii uu Wasiirka Gaashaandhiga ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

      Hargaysa 10.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Fadhigii Maanta  ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax, Waxa uu Xildhibaanada Warbixin ka siiyay Hawl galada wasaaradiisa,Derajo bixinta iyo qodobo kale. Wasiirka Oo uu wehliyo Wasiir ku…

      Read More

        Somalia’s al-Shabaab back on Twitter

        Nairobi, Sep 10, 2013, (SDN)–Somalia’s al-Qaeda-linked Shabaab insurgents returned to Twitter on Tuesday after their account last week was shut for a second time this year. The extremists, who are fighting the internationally-backed government in Mogadishu, sent an email message confirming that @HSM_Press was their new English-language account. It welcomed followers by accusing “disbelievers” of…

        Read More

          Somaliland: Ministry of Education Announces Intermediate and Secondary Schools Exam Results

          Hargeisa, Sep 10, 2013, (SDN)–Somaliland’s Ministry of Education has unveiled the results of intermediate and secondary schools leaving exam for the scholastic year of 2012/2013on Tuesday, Somaliland Monitor reports. The exam results were released in a meeting held at the headquarters of examination and certification board in Hargeisa, where the director of Somaliland’s national examination…

          Read More

            Wafti ka socda hay’adda caafimaadka adduunka oo gaadhay Kismaayo

            Kismaayo 10.Sep 2013 (SDN)- Wafdi ka socda hay’adda caafimaadka adduunka ee World Health Organization ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ujeeddada wafdiga ayaa lagu sheegay sidii uu u kormeeri lahaa isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo, waxaana xubnaha wafdiga ka mid ah khubarro qaabilsan dhismaha. Dr. Cabdisamad Xaaji Abuukar oo ka mid…

            Read More

              Hobolada Caanka ah ee Hibo Nuura oo Burburkii Somalia kadib Maanta Muqdisho ka soo Degtay

              Muqdisho 10.Sep 2013 (SDN)- Fannaanadda caanka ah ee Hibo Maxamed Huddoon (Hibo Nuura) ayaa maanta dib ugu laabatay magaalada Muqdisho kaddib 22 sano oo ay dalka ka maqnayd. Hibo waxaa Muqdisho ku soo dhoweeyay xildhibaanno, xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, fannaaniin ka tirsan kooxda Waaberi oo ay horey uga tirsanaan jirtay iyo dadweyne badan….

              Read More

                Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socday dalka China {DHAGAYSO}

                Muqdisho 10.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiliay wafdi ka socday dalka China oo uu hoggaaminayey Safiirka China Liu Guangyuan ayaa waxaa ka mid ahaa khubaro ku xeel dheer qiimeynta dhismaha. Madaxweynaha waxaa ku wehliyey kulankan Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna RW ku xigeen iyo Wasiirka Arrimaha…

                Read More

                  Xisbiga WADDANI oo soo ka Hadlay Sababta Shirkada Sahaminta ee Genel Energy uga baxeen Somaliland,Hakinta Duulimaadyada Itoobia {DHAGAYSO}

                  Hargeysa 10.Sep 2013  (SDN)- Shirjaraa’id oo saaka ay masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ku qabteen xarunta Xisbiga ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay Xukuumadda ku dhaliileen inaanay shacbiga usoo bandhigin sababta ay shirkadii genel energy uga baxday dalka oo mudooyinkii danbe sahamin shidaal ka waday gobalada bariga Somaliland. Gudoomiyaha gudida arrimaha dibada…

                  Read More

                    Madaxweynaha Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay 1088 arday oo ka qalin Jebiyay Jaamacada Golis {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 10.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad balaadhan oo loo sameeyey dufcaddii todobaad ee ka qalin jebisa jaamacadda Golis ee Dalkan JSL. Munaasabadan oo ka dhacday Hotel maansoor ee magaalada hargaysa waxaa ka soo qayb galay ardaydii jaamacadaasi, maamulkoodii iyo mas’uuliyiin ka kala socday hay’adaha…

                    Read More

                      Wasiirka Gaashaandhiga oo maanta Hortagay Fadhigii Golaha Wakiilada iyo Warbixin uu ka jeediyay

                      Hargaysa 10.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Fadhigii Maanta  ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax, Waxa uu Xildhibaanada Warbixin ka siiyay Hawl galada wasaaradiisa,Derajo bixinta iyo qodobo kale. Wasiirka Oo uu wehliyo Wasiir ku…

                      Read More

                        Wasaarada Duulista oo faahfaahisay Wefti u baqoolay Wadanka Itoobiya,Eedayn Culusna u Jeediyay Shirkada Ethiopia Airways

                        Hargasay 10.Sep 2013 (SDN)- Diyaaradda Ethiopian Airline waxay hakisay duulimaadyadeedii Hargeysa, iyada oo aan cadayn sababta ay u baajisay duulimaadyadeeda, sida aynu wada ognahay Somaliland waxaa ka jirta nabadgelyo buuxda oo aan ka jirin wadamo badan oo ku yaalla geeska iyo kuwa caalamkaba, nabada Somaliland ka jirta ayaa ah mid cid waliba isku halayn karto…

                        Read More

                          Ku Dhawaaqista Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalada 4aad iyo 8aad ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe iyo Ardayda ugu saraysay {DHAGAYSO}

                          Haraysa 10.Sep 2013 (SDN)- Guddomiyaha Imtaxaanadka Shahaadiga ee Somaliland Daa’ud  Axmed Faarax ayaa Maanta ku dhawaaqay Imtixaanadkii Shahaadiga ahaa Waxaanu Sheegay in Aad ugu faxsan yihiin in ay ku dhawaaqan ardaydii Imtixaanka ee ku guuleystay Imtixaankii. Guddomiyaha Imtixaaandka o ka hadlay Tirada Imtixaanadka Gashay Dugsiyada Sarre Waxa uu yidhi. “Dugsiyada Sarre Imtixaanka waxa u fadhiistay…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi ka Socday dalka Shiinaha

                            Muqdisho, 10 September 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiliay wafdi ka socday dalka shiinaha oo uu hoggaaminayey Safiirka China Liu Guangyuan ayaa waxaa ka mid ahaa khubaro ku xeel dheer qiimeynta dhismaha. Madaxweynaha waxaa ku wehliyey kulankan Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku xigeen iyo Wasiirka…

                            Read More

                              Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda iyo Shaqaalaha Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Yemen

                              Sanca, Sep, 10, 2013(SDN)-Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo Wafdigiisa ayaa xalay ka qaybgalay munaasabad soo dhoweyn ah oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen ay u sameeyeen, xafladaan ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay waxaana lagu soo bandhigay gaado ka ciyaar, heeso iyo murti kala duwan….

                              Read More

                                Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay Kalfadhigii 3aad ee Baarlamanka Somalia

                                Muqdisho 10.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qudbad ka jeediyay munaasabada furitaanka kalafadhigii 3AAD ee Golaha Shacabka ee Federaalka Soomaaliya. “Barlamaanka wuxuu qabtay howlo  farabadan oo ay ka mid yihiin ansixinta xukumadda, maaliyadda, iyo dib u eegista dastuurka. Shacabkuna wuu ku farax sanyahay shaqada aad heysaan.”  Ayuu yiri…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyay Dufcadii 7aad ee Ka qalin Jebisa Jaamacada Golis

                                  Hargaysa 10.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) oo maanta kala qaybgalay ardayda Golis University Qalin-jebintoodii 6-aad ayaa waxa uu ka mid noqday Xubno sharafeedkii ay jamacada Golis halkaasi ku gudoonsisay Shahaaddo Sharaf PHD ah isoo kale waxa ay Jamacadu Shahaadooyin Gudoonsisay Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane Xirsi CalI X Xasan oo…

                                  Read More

                                    Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Kulan la qaatay Hawl wadeenada Wasaaradiisa

                                    Hargaysa 10.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi gelinta MudaneCabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa maanta kulan uu la yeeshay shaqaalaha Waaxda dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta ku booriyey inay xoojiyaan doorka wacyigelineed ee arimaha horumarinta Bulshada. Wasiirku kulankaasi waxa uu bahda Fanka ee ka hawl gasha Waaxda dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta oo isugu jira…

                                    Read More

                                      Somaliland seeks more trade ties with UAE

                                      Dubai, Sep 10, 2013, (SDN) –Somaliland’s new minister of foreign affairs has met UAE ministers and expatriates to discuss progress in his troubled homeland. Mohammed Behi Younis was Somalia’s top international diplomat and the architect of the world’s largest humanitarian relief operation in Darfur until he took up his new position six weeks ago. He…

                                      Read More

                                        Norway Pays Somalia’s Government Salaries

                                        Mogadishu, Sep 10, 2013, (SDN)– Norway has started paying the salaries of Somalia’s government bureaucrats believing that this is the best way to help the fledgling state establish itself. Money from Norway’s aid budget is going towards paying the salaries of 380 public employees in the country, with Price Waterhouse Coopers managing the transfers.  The…

                                        Read More