Imtixaankii fasallada 4-aad iyo 8-aad ee Somaliland oo lagu dhawaaqay iyo Dugsiyada Kaalmaha hore galay
Hargeysa:10-Sep-2013(SDN)-Xafiiska Imtixaanaadka Guud ee Somaliland ayaa hadda goor dhaweyd ku dhawaaqday natiijada imtixaanka fasallada 4-aad iyo 8-aad ee Dugsiyada Somaliland, waxana sidoo kale lagu dhawaaqay sida ay ardaydu ugu kala sarreeyaan natiijada ay keeneen. Munaadibadda lagaga dhawaaqayey imtixaanka oo ka dhacday xarunta Xafiiska Imtixaanaadka Guud ee Somaliland, ayaa waxa ka soo qayb galay Maamulka…
