Ra’isal wasaaraha Itoobiya oo isu taagay inuu dhex dhexaadiyo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo C.raxmaan Faroole
Addis Ababa 06.Sep 2013 (SDN)- Khilaafka Cirka u sii kacaya ee U dhaxeeya Dowaldda Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedka Punt land ayaa lagu soo waramayaa in R/wasaaraha Itoobiya Xayla Maryam uu ku Hawlan yahay isu soo dhawaynta labada dhinac ee Murankoodu Meesha Ba’an Marayo. Ra’isal Wasaare Hayle Maryam Waxa Uu sheegay In Soomaaliya Xiligaan ay U baahan…
