Somali Diasporas in Norway Successfully Join Politics

    Somali Diasporas living in Norway are making a political progress while many of them have joined into national political parties in Norway. Abdullahi Mohamed Alas is a Somali-Norwegian citizen and politician living in Norway’s capital, Oslo for thirty years. Alas who spoke to Radio Dalsan on the phone said he relieved being a Somali-Norwegian politician…

    Read More

      Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Oo Hambalyo Iyo Soo Dhawayn U Diraya Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Ee Maanta Ku Soo Biirey Xisbiga UCID‏

      Hargeysa Sept 06.2013(SDN)-Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Md Axmed Keyse ayaa dhambaal Hambalyo iyo soo dhaweyn isugu jira u diray Tiro Xildhibaano gollaha degaanka Awdal iyo Selal ka soo gala jeeda. Xoghayaha oo qoraalkan u marayay saxaafada ayaa sidan u qoraa:Waxaanu Hanbalyo kal iyo laab ah u Dirayaa Shirwaynaha lagu soo dhaweeyay Xildhibaanada Cusub Dhamaan…

      Read More

        Xukuumadda Soomaaliya oo Meel Marisay xeerka isgaadhsiinta

        Muqdisho 05.Sep 2013 (SDN)- Shirkii joogtada ahaa ee golaha wasiirada oo maanta uu shir gudoomineysay Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziya Yuusuf Xaaji Aadam ayaa maanta asnixiyay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka. Dhanka kale, golaha ayaa kal fadhigan kaga hadlay arrimaha xawaaladaha, amniga, burcad badeeda iyo xaalada hantida qaranka sida guryaha dawladda…

        Read More

          Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Minnesota iyo dilka ay isku hayaan oo soo badanaya(Warbixin)

          Minneapolis Sept 05,2013(SDN)-Waxaa bishu markay ahayd 08/29/2013 laga helay maydka nin da’a yar oo  Soomaali ah magaalada Shoreview, ee gobolka Minnesota, oo aan ka fogayn  magaalada Minneapolis. Ninkan dhalinyada ee maydkiisa la helay oo aan  wax waraaqo cadayma haysan “ID”, ayaa xaqiijinta ruuxa uu yahay iyo  magaciisa qaadanaysa waqti dheeraad ah. Sidoo kale, waxaa lagu  dilay will 23…

          Read More

            Shirkii wada-tashiga Hiigsiga Cusub ( New Deal) oo maanta Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyey

            Muqdisho, 05, Sep, 2013(SDN)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda iyo qorsheynta qaranka mudane Abuukar Shiikh Cabdi  Ibraahim ayaa maanta soo xiray shirkii wada-tashiga barnaamijka Hiigsiga Cusub (New Deal) oo saddexdii maalmood ee ugu dameeyey ka socday magaalada Muqdisho. Xubnaha ka qayb-gelayey shirkan ayaa maanta ansaxiyey qorshaha  dowladda Soomaaliya la hor-tegeyso shirka Brussels, kaddib markii ay…

            Read More

              “Dhibaatooyinkii dalka ka dhashay iyadoon la xalin ayaa hadana loo booday Shiidaal in la soo saaro” Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

              Hargaysa 05.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku dhaliilay hab maamulka ay dalka ku Hagayso,Waxaanu Sheegay in iyadoo aan waxba laga qaban dhibaatooyinka dalka ka taagan ee ka dhashay Xanaftii doorashada in hadana Dawladu u booday inay tidhaa Shiidaal ayaa la soo saarayaa. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid waxa…

              Read More

                Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka Wada Xaajooday Sugida amniga badda ee Somalia

                Muqdisho 05.Sep 2013 (SDN)- Kulan looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa amniga badda Soomaaliya oo dhex maray wafdi uu hoggaaminayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin ka socotay Midowga Yurub  ayaa shalay ka dhacay dusha markab fariisin u ah ciidanka badda ee Midowga Yurub oo laga leeyahay dalka Netherland oo ku sugan meel…

                Read More

                  Maamulka Degmada Xudun ee Gobolka Sool oo deeq raashin ah gaadhsiiyay deegaamo hoos taga Degmadaas kana hadlay Wadciga Nolosha

                  Xudun 05.Sep 2013 (SDN)-Maayarka Degmada Xudun ee Gobolka Sool Faarax Cali Ibraahin iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Kormeer Shaqo iyo raashin qaybin waxa ay ku soo mareen deegaamo badan oo hoos taga degmada Xudun. Maayarka oo ay Weheliyaan Axmed Maxamed Caateeye “Awoowo” oo ka mid ah Siyaasiyiinta degmadaas,iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka ee Now ee Gobolka…

                  Read More

                    Magaalada Ceerigaabo oo laga bilaabay Bedelaada lacagta Giinbaarta ah iyo dareemada bulshada

                    Ceerigaabo 05.Sep 2013 (SDN)- Magaaladda madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa waxa maanta si rasmi ah uga dhaqan galay Bedelaada Lacagtii Giimbaarta ahayd ee hore uga shaqayn jirtay Gobolkaas. Waxa dadweynaha loogu bedalayaa lacagta shilinka Somaliland , sariflayaasha magaaladda, ganacsatadda iyo guud ahaan dadweynaha Gobolka Sanaag ayaa tallaabadan si weyn u soo dhaweeyay. Gudoomiyaha Baanka…

                    Read More

                      Dawlada Somalia oo Maanta Sheegey Inay Cod Ka Duubeen Qofkii Xalay Isku Qarxiyey Muqdisho

                      Muqdisho 05.Sep 2013 (SDN)- Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay ku guuleysatey inay cod ka duubto qofkii xalay isku qarxiyey Magaalada Muqdisho,waxaana xukumadu shaacisay in qofkaasi codka laga duubay intii uu dhaawaca ahaa,waxaana Maamulka Gobolka Banadir sheegeen in talaabadaasi tahay mid wanaagsan laguna guuleystey in codkiisa la helo qofkaasi. Maxamed Yusuf Cismaan…

                      Read More

                        Somaliland: President Silanyo Announces Plan to Boost up Educational Services to End Human Trafficking

                        Hargeisa, Sep 05, 2013 (SDN) — Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has said the his government will heighten educational services provided by the government as a means to end human trafficking. Ahmed Mohamed Silanyo, the president of Somaliland on Wednesday announced a large plan to assist local schools and families to scale up the school…

                        Read More

                          Al-Shabab Claims Responsibility of Series of Bomb Explosions in Somalia capital

                          Mogadishu, Sep 05, 2013 (SDN) — Somalia’s Al Qaeda linked Al-shabab militants has claimed through a Twitter message the responsibility of today’s series of bombings in Mogadishu.  Series of bomb explosions were heard in numerous districts of Somalia capital, Mogadishu on Wednesday night as the government security forces launched massive operation. The explosions which seemed…

                          Read More