Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Xisbiga Ucid uga Soo Baxay Gobolada Awdal iyo Salal oo Hargaysa ku Kulmay,Iyo 10 Mudane oo ku soo biiray {DHAGAYSO}

    Hargaysa 05.Sep 2013 (SDN)- Mudanayaasha Golaha deegaanka ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid uga soo kala baxay Gobolada Awdal iyo Salal ayaa Maanta caasimada Hargaysa ku yeeshay Kulan isbarasho. Xildhibaanadan oo Tiradoodu dhamayd 8 Mudane waxaa ku soo biiray 10 Xildhibaan oo kale oo ka soo kala jeeda Ururadii ku hadhay doorashadii Golayaasha Deegaanka ee…

    Read More

      Ingiriiska iyo Holland oo Kaalmo lacageed ugu Yaboohay dhismaha Madaarka Aadan Cade ee Muqdisho

      Muqdisho 05.Sep 2013 (SDN)- Xaflad balaaran Oo ay kasoo qayb galeen Masuuliyiin kala Duwan Oo Katirsan Dowlada Somalia Iyo shaqaalaha Air port-ka Lagu soo Bandhigayay Mashruux Hormarineed Oo Ka Bilaaban Doona Garoonka Diyaaradaha Aden Cade Ayaa Maanta Ka dhacay Halkaasi. Mashrucaan ayaa ah mid si aad loogu hor marinaayo qeybaha kala duwan Ee Garoonka Waxaan halkaasi…

      Read More

        Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo ka hadlay Bedelaada Lacagta Giinbaarta ee Gobolka Sanaag oo uu ku sugan yahay

        Ceerigaabo 05.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Mudane Cabdi Dirir Cabdi ayaa Socdaal Shaqo ku Tagay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag waxaanu faahfaahin ka bixiyay Socdaalka uu Gobolkaas ku tagay. Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in Ujeedada Safarkiisu ay Salka ku hayso sidii Gobolka Sanaag looga sifayn lahaa Lacagta Giinbaarta ah Faalsada ah…

        Read More

          Qaramada Midoobay oo ku baaqday in AMISOM la siiyo diyaaradaha qumaatiga u duula ee Helukobtarrka

          New York 05.Sep 2013 (SDN) Qaramada Midoobay ayaa ku baaqeysa in ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya lagu taageero saanad milateri oo ay ku jiraan diyaarado helikobtarro ah. Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa sheegay in ay muhiim tahay in ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya ay helaan saanad milateri oo dheeraad ah,…

          Read More

            Kooxda Alshabaab oo sheegay in ay Daciifiyeen Awooddii Dawladda ee Sh/Hoose

            Barawe:5-Sep-2013(SDN)-Afhayeenka dhinaca howlgallada ee ururka Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo maalintii shalay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarada ay ka geysanayaan Gobalka Shabeelaha hoose ay yihin kuwa cadeynaya inaanay awood laheyn ciidanka Dowladda ee kharashka badan la geliyaa.   Af-hayeenka ayaa tilmaamay  in ciidanka AMISOM iyo kuwa Dowladda oo isku tagay ay suggi…

            Read More

              Madaxweynaha Ruushka oo sheegay in dalkiisu hubeyn doono Syria hadii la weeraro

              Moscow Sept 05,2013(SDN)-Madaxweynaha dawlada Ruushka Vladamir Putin ayaa mar uu saxaafada u waramayayawaxa uu sheegay in aanu aaminan saneyn in xukuumada Syria aaney ka danbeyninweerarkii sunta ahaa ee lagu qaaday duleedka Dimishiq. Madaxweyne Putin waxa uu sheegay in xoogaga mucaaridku ay ka danbeeyeen weerarkaasi buu yiri si ay dagaalka u so geliyaan Mareykanka. Mr Putin…

              Read More

                “Markhaatigiisa Janno Allah Ha Furo Wasiir Xirsi!!” -Cali-Gurey oo Ka Hadlay Warbixintii Wasiirka Madaxtooyadu Siiyey Wakiillada

                Hargeysa:5-Sep-2013(SDN)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka  ee UCID, Cali Maxamed Yuusuf (cali gurey) ayaa markii ugu horraysay lafo-gur ku sameeyey khudbaddii dheerayd ee wasiir xirsi maalintii shalay ka jeediyey Golaha Baarlamaanka Somaliland.  Ugu horrayn cali gurey oo ka hadlaya qaabkii uu wasiirku uga jawaabay su’aalihii la weydiiyey, waxa uu sheegay, “Intii dhegeysatay sua’aalihii wasiirka…

                Read More

                  Maxaa ka Jira in Wadahadalo u qorsheysnaa Somaliland iyo Puntland ay burbureen,maxaa keenay burburka?

                  Nairobi Sept 05,2013(SDN)-Waxa magaalada Nairobi ee dalka Kiinya lagu waday todobaadkan in ay ka furmaan wadahadalo u dhexeeya Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ayaa u muuqda in ay haatan burbureen. Wadahadalada ayaa sida wararku sheegayaan waxa ay qeyb ka yihiin Kuwii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Soomaaliland ee ka socday dalka Turkiga ilaa sanadii ina dhaftay….

                  Read More

                    Isbeddelkii uu Wasiir Xirsi Ku Keenay Shalay Jawigii Guud ee Golaha iyo Dhaqdhaqaaqyadii Kala Duwanaa ee Goobta

                    Hargeysa:5-Sep-2013(SDN)-Jawiga Guud ee Golaha wakiillada Somaliland, ayaa maalintii shalay ahaa mid ka duwan guud ahaan maalmihii caadiga ahaa hore, iyadoo ay madashu ahayd mid ku waabariisatay qaab cusub. Wasiir xirsi oo ku badan carrabka shacabka reer Somaliland, ayaa sidoo  kale isbeddel muuqda ku sameeyey Golihii uu martida u ahaa, waxana madasha shalay ka soo xaadiray…

                    Read More

                      Ugaaska Guud ee Beelaha Sacad Muuse Oo Ku dhawaaqay inuu Shirkii Beeshu Si midaysan dhawaan u qabsoomi Doono, meeshana ka saaray wax khilaaf ah

                      Hargeysa:5-Sep-2013 (SDN)-Ugaaska guud ee Beelaha Sacad Muuse Ugaas Ibraahin Axmed Kaahin (Jilba-dhige), ayaa ka hadlay halka uu marayo shirkii Hoodaale ee Beeshaasi oo loo qoondeeyey in lagu qabto deegaanka Agabar ee Waqooyiga Hargeysa, waxaanuu sheegay inuu shirkaasi dhowaan si toos ah u bilaami doono, islamarkaana uu si rasmi ah ugu dhawaaqi doono Toddobaadka soo socda….

                      Read More

                        Ururada Bulshada Rayidka ee Somaliland oo dacwad ka dhan ah Sabahionline Mareykanka u gudbiyay

                        Hargeysa Sept 05,2013(SDN)-Ururada Bulshada ee Somaliland ayaa qoraal ka  dhan ah u gudbiyay dawlada Mareykanka iyaga oo ka cabanaya Bog Internetka ah oo ay leeyihiin ciidamada dawladaas oo loo aassaasay sidii looga hor tagi lahaa xag jirnimada. Bogan Internetka oo la yiraahdo Sabahi ayaa ay ururadu sheegeen in ay hawlwadeenada ka hawlgalaahi ku mashquuleen weerarka…

                        Read More