Weerarkii lagu qaadi lahaa Suuriya oo Kaabiga saaran iyo Senate-ka Maraykan in Hujuum la qaadi karo

    Washington:4-Sep-2013(SDN)- Xubnaha aqalka Senate-ka ee Maraykanka ayaa oggolaaday qaraar qabyo ah oo u oggolaanaya madaxweyne Obama in weerar uu ku qaado Suuriya.  Qaraarkan waxaa u dhiman in si rasmi ah ay u ansixiyaan golayaasha sharci dejinta ee dalka Maraykanka, Haddii ay taasi dhacdona waxa uu madaxweyne Obama awood buuxda u heli doonaa inuu gacantiisa wax…

    Read More

      Wasiir xirsi oo maanta Golaha Hor yimi kana hadlay xaaladda Guud ee Dalka

      Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta horyimi Golaha wakiillada Somaliland, waxana uu xogo dheeraad ah ka bixiyey xaaladda Guud ee Dalka iyo arrimo kale oo fara badan. Sidoo kale waxa uu wasiir xirsi ka jawaabay su’aalo tiro badan oo ay waydiiyeen xildhibaanno tiro badan oo ka tirsan Golahaasi, iyadoo ay wasiirku…

      Read More

        UN Chief: Somalia Could Still Fail

        New York, Sep 04, 2013 (SDN) -Secretary-General Ban Ki-moon, warning that Somalia could slide back into being a failed state, called Tuesday on countries around the world to provide the African Union-led peacekeeping force there with attack helicopters and armored troop carriers to take the fight to Al-Shabab militants in the field. The U.N. chief…

        Read More

          Hoggaanka Kulmiye oo Kulamo gaar gaar ah yeelanaya iyo ifafaale khilaaf oo Durba ka muuqda

          Hargeysa:4-Sep-2013-(SDN)-Xisbiga Talada Dalka Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa madaxdiisa, siiba xunbaha ugu sarreeya iyo qaar ka mid ah Golihiisa dhexe ay ayaamahan kulamo gooni goonni ah ku yeelanayeen xarunta xisbigu ku leeyahay Magaalada Hargeysa. Kulamada oo ahaa qaar albaabadu u xidhnaayeen oo aan war badan laga haynin, ayaa haddan wararka hoose ee ay helayso Qurbejoog.com,…

          Read More

            Wasiir cukuse oo shir al-baabadu u xidhan yihiin la yeeshay qaar ka mid ah shaqaalaha TV-ga Qaranka, Farriimo Guul-wade-nimo ahna Dhegaha ugu shubay

            Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda war-faafinta  Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse) ayaa maalintii shalay  shir al-baabadu u xidhan yihiin la yeeshay qaar ka mid ah shaqaalaha Tv-ga qaranka. Kulankan oo loogu magac daray  dardar gelinta hawlaha Telefishanka qaranka, ayaa waxa wasiirka ku wehelinayey badiba shaqaalaha lagu tuhmo inay u faro dhuudhuuban yihiin ama u dhago nugul…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Suldaan Siciid Sul. Cabdisalaan iyo Nuxurka waxyaabihii ay ka wada Hadleen

              Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa Habeen Hore qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafti ballaadhan oo uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee Bariga Gobolka Sanaag Sul. Siciid Sul. Cabdisalaan. Waftigan uu Suldaanku Hoggaaminayo, ayaa ay ka mid ahaayeen Salaaddiin,cuqaal, siyaasiyiin iyo wax-garad ka soo jeeda Beesha Bariga Gobolka Sanaag, iyadoo aanu jirin wax war rasmi…

              Read More

                Marwada Madaxweynaha Somaliland oo dhagax dhigtay laba Dugsi oo laga Hirgalinayo deegaanka ay dhalasho ahaan ka soo jeedo

                Berbera 04.Sep 2013 (SDN) Marwada Koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Jirde ayaa deegaanka Laasa-dacawo ee tuulada Daray-godle ee Gobolka Saaxil,ku dhagax dhigtay Dugsi boodhin ah iyo Mid kale oo laga hirgalinayo degmada Mandheera kaas oo ay abaabulayaan Guddidii Batalaale ee ka soo horjeeday Dan iyo Duco. Marwada waxa Safarkeeda ku weheliyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada…

                Read More

                  Madaxweyne Xigeenka Punt land oo dhagax dhigay Dhismaha Dugsiga Sare ee Degmada Taleex

                  Taleex 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdisamed Cali Shire oo weli ku sugan degmada Taleex ayaa dhagax dhigay dugsi sare oo dhawaan dawladda Puntland degmadaasi ka hirgelinayso. Xafladda dhagax dhiga ayaa waxaa ka qayb galay dhammaan waftiga iskugu jira Baarlamsanka iyo xukuumadda ee u hogaaminayo madaxweyne ku xigeenku,maamulka degmada Taleex iyo maamulka…

                  Read More

                    Amanda Lindhout oo Shan sanadood ka dib wax ka Qortay Tacadiyo Kufsi ku jiro oo Muqdisho loogu geystay

                    Edmonton Sept 04,2013(SDN)-Amanda Lindhout oo ah Gabadh suxuufiyad aheyd oo Muqdisho lagu afduubtay shan sanadood ka hor ayaa buug ay haatan daabacday waxa ay ku soo bandhigtay Tacadiyadii loo geystay intii ay ku jirtay gacanta meeliishaadkii afduubtay. Amanda oo Canada u dhalatay ayaa buugeeda ku xustay in marar faro badan nafteedu khatar gashay isla markaana…

                    Read More

                      Nin Soomaali ah iyo Wiil uu dhalay oo Maxkamad Mareykanka ku taala ay ku heshay denbiyo la xiriira ka ganacsiga maandooriye

                      Louisville Sept 04,2013(SDN)-Nin Soomaali ah iyo wiil uu dhalay ayay maxkamadi ku heshay denbiyo ay kala ah in ay dheceen barnaamij dadka saboolka ah lagy gacan qabta,iibiyeen maandooriyaha qaadka iyo dawooyin ay tahy in ogolaansho dhakhtar aad heysato. Dawlada Mareykanka ayaa ku soo oogtay Cabdala Xaaji Sufi iyo wiil uu dhalay Maxamed in ay ka…

                      Read More

                        Dawlada Kenya oo u qoondaysay lacag malaayin ah sidii ay ugu qancin lahayd dawlada UK inaan Qaadka Miirooga laga joojin dalkooda

                        Nairobi Sept 04,2013(SDN)-Waxa jiray olale xoogan oo ka bilaabamay dalka Kenya  khaasatan gobolka uu qaadku ka baxa oo loo yaqaan Miiro County, waxanay  ka tashanayeen sidii ay uga hortegi lahaayeen go’anka ay qaadatay  Wasiirada Daakhiliga ee UK kaaso ku saabsana in laga joojiyo dalkan  gebi ahaan Qaadka, sida aanu ka soo xiganay wargeyska Standard ee Kenya….

                        Read More

                          Somali president ‘ambushed’

                          MOGADISHU: Somalia’s Al-Qaeda linked Shebab insurgents ambushed President Hassan Sheikh Mohamud Tuesday, the militants said, claiming to have destroyed vehicles with rocket-propelled grenades. “We ambushed a convoy that was escorting the self-appointed Somali president,” Shebab spokesman Abdulaziz Abu Musab told AFP. The ambush took place near the small settlement of Buffow, close to the port…

                          Read More

                            “Dadka ka imaanaya dibadaha dalka waa inaysan tegin Muqdisho waayo ma jirto nabad la isku haleyn karo” Prof Cali Maxamed Geedi

                            Nairobi 03.Sep 2013 (SDN)- Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa dhaliilay shirka ka furmay Muqdisho, isagoo dadka ka qaybgalaya ku tilmaamay kuwo isku fikir ah oo taageersan Dowlada. Shirka ayuu sheegay inaysan wax natiijo ah kasoo baxayn maadaama aan lagu casuumin dadkii ay talada dalku ka go’day, wuxuuna dadka shirka ka…

                            Read More

                              Muqdisho iyo Dab Khasaare hantiyeed gaystay oo ka kacay Degmada Wada Jir

                              Muqdisho 03.Sep 2013 (SDN)- Kooxda dab damiska ee gobolka Banaadir, ciidamada booliska, nabad-sugidda iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dab  kharsaare hantiyeed geystay oo maanta ka kacay agagaarka safaaradii hore ee Mareykanka degmada Wadajir. Dabka ayaa burburiyay labo xarumood oo lagu keydin jiray shidaalka, goob lagu sameyn jiray bulukeetiga, dukaamo…

                              Read More