Xildhibaan Sh.Ibraahin Axmed oo ka Tirsanaa Golaha deegaanka Boorama oo daadifeeyay Xilka qaadis lagu sameeyay

    Boorama 04.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaan Sh. Ibraahim Axmed Liibaan oo ka mid ahaa xildhibaano sedex ah oo ay dhawaan Xildhibaanada golaha degaanka ee Boorama sheegeen in xilkii madaxda gudi hoosaadka arimaha nabadgalyada ee golaha ayaa gabi ahaanba ku gacan saydhay xil ka qaadistaasi lagu sameeyay isaga iyo xildhibaanaas kale, waxana uu ku tilmaamay mid aan sharciga…

    Read More

      Wasaarada Ganacsiga Oo Sharci Darro Ku Tilmaantay Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir Ee Shalay Muqdisho Looga Dhawaaqay

      Muqdisho 04.Sep 2013 (SDN) Wasaarrada ganacsiga xukuumada Soomaaliya ayaa si cad uga hortimid rugta ganacsiga ee gobolka Banaadir oo maalintii shalay lagu dhisay magaalada Muqdisho, waxaana ay wasaarrdu sheegtay in xiligan aysan jirin rug ganacsi oo gobolka Banaadir  dhisan. Max’uud Axmed Xassan wasiirrka  wasaarada ganacsiga iyo warshadaha shir jaraa’id ku qabtay  xafiiskiisa islamarkaana goob joog ka…

      Read More

        Axmed Madoobe: Waa la dhammeeyay khilaafka dowladda iyo Jubba

        Kismaayo 05.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa faahfaahin ka bixiyay heshiiskii dowladda federaalka iyo maamulka Jubba ay toddobaad ka hor ku gaareen magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Axmed Madoobe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in la dhammeeyay khilaafkii  u dhaxeeyay dowladda…

        Read More

          Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Waxgaradka Magaalada Marka Qodobadii ay ka wada hadleen

          Muqdisho 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi wasiiro ah oo ku sugan degmada Marka,ka hor intii aanay galabta dib ugu soo laaban caasimada dalka ee Muqdisho ayaa xalay illaa shalay kulamo la qaadanayey bulshada deegaanka. Madaxweynaha oo ay wehlinayaan wasiirada gaashaandhiga iyo arrimaha gudaha ayaa xalay illaa shalay kulamo la…

          Read More

            Madaxweyne Xasan oo ku dabaashay Xeebta Marka Cadey

            Muqdisho 04 September 2013(SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta ku soo laabtay Muqdisho ka dib safar labo cisho qaatay oo uu ku joogey magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelada Hoose. Madaxweynaha ayaa waxaa safarkan ku wehliyey Wasiiradda Garsoorka, Gaashaandhiga, Arrimaha Gudaha, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweynaha ayaa maalintii shalay aheyd tagey…

            Read More

              Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Malaaq Yuusuf Cali Seekh Oo Baydhabo Lagu Dilay

              Muqdisho Sept 04,2013(SDN)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo ka mid ahaa Malaaqyada ugu caansan gobolka Baay kaasi oo ay xalay kooxo dhagarqabeyaal ah ku dileen magaalada Baydhabo. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa yiri “INAA…

              Read More

                Tacsi ku Socota Weriye Khadar Maxamed Cakule oo aabihii Maanta Hargaysa ku Geeriyooday

                Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan, Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta Mudane C/Rashiid Jibriil Yuusuf, Guddoomiyaha DAWAN Media Group Maxamed Cismaan Mirre, Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, Agaasimaha Radio Hargeysa Siciid Aadan Cigge, Faysal Cabdilaahi Cabdalle, Axmed Cali…

                Read More

                  Wasiirka Madaxtooyada oo Su’aalo Xiiso leh oo daran doori ah ay weydiiyeen Xildhibaanada G.Wakiilada {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)-Mudanayaasha aqalka Wakiilada ayaa maanta Su’aalo daran doori ah la Miciinsaday Wasiirka Madaxtooyada kadib Markii uu Warbixin Koobsanaysa Waxqabadyada dawlada uu ka Jeediyay Golaha Wakiilada . Md Xirsi Cali xaaji xasan waxa uu u caddeeyey golaha wakiilada in dembiyadii dalka ka dhici jiray ay sanadba ka xiga hoos u dhacayaan gaar ahaan…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socday dalka Sweden

                    Muqdisho 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday dalka Sweden oo uu hoggaaminayay wasiirka horumarinta xiriirka caalamiga Gunilla Carlsson. Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay xiriirka labada dalka  iyo xoojinta kaalmada ay dowladda Sweden u fidiso Soomaali, iyadoo uu madaxweyne Xasan sheegay in…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay arday ka qallin Jebisay Jaamacada ADMAS iyo Khudbad uu ka Jeediyay {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta shahaadooyinkoodii gudoon siiyay 415 arday oo ka qalin jabiyay jaamacadda ADMAS ee Magaaladda Hargeysa, kuwaasi oo wax ka bartay shan kuliyadood oo lagu dhigto jaamacadda. Xafladii qalin-jabinta dufcadii shanaad ee Jaamacadda ADMAS oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Waxa kale…

                      Read More

                        Madaxweyne Faroole oo Shuruu ku Xidhay Wada-hadal Maamulkiisu la galo Dawladda Federalka Soomaaliya

                        Adis Ababa:4-sep-2013(SDN)—Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole, oo Hore u iclaamiyey  inuu xidhiidhkii u jaray Dawladda Federalka somaliya, ayaa shuruud ku xidhay wada-hadal uu la galo.   Faroole oo waraysi siiyey Telefishanka Somali chanel xilli uu ku sugan yahay Magaalada Addis ababa, ayaa tilmaamay in xidhiidhka u dhexeeya maamulkiisa iyo Dawladda somaliya uu yahay …

                        Read More

                          “Waan ku faraxsanahay in maanta aan hortiina imaado xili aad arimo muhiim ah ka hadleysiin” Danjiraha Uk u fadhiya Muqdisho

                          Muqdisho 04.Sep 2013 (SDN)- Dowladda ingiriiska ayaa soo dhaweysay Shirka Qaran ee geedi socodka Siyaasada Soomaliya ee ka soconaayo Magaalada Muqdisho. Danjira Somaliya u Fadhiyo Dowlada Ingiriiska ayaa soo dhaweyay shirka ka soconayo Magaalada Muqdisho isagoo sheegayn in uu aad ugu faraxsan yahay in shirkan uu Muqdisho ka furmo. Mr Matt Baugh oo maanta ka…

                          Read More

                            Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho Dib ugu laabtay kadib markuu soo dhamaystay Safar uu ku tagay Marka

                            Muqdisho 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii shalay booqasho ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose ayaa dib ugu laabtay magaalada, waxaana magaalada Marka ka soo qaaday madaxweynaha iyo wafdigiisa diyaarad Helicopter ah. Wafdiga madaxweynaha waxaa ka mid ahaa wasiirrka arrimaha gudaha iyo ammniga Qaranka…

                            Read More

                              Wasiirka Madaxtooyada iyo Nuxurka Warbixin uu Siiyay Golaha Wakiilada,Raxmaadka eebbe oo Waxqabadka Xukuumada uu ku daray {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji xasan ayaa maanta hor tegay Golaha wakiilada Somaliland halkaasoo uu warbixin balaadhan ka siiyey hawlaha wasaaradiisa iyo xaaladda guud ee dalka. Wasiirka Madaxtooyada oo golaha ku wargeliyey warbixin kooban oo taabanaysay xog ogaal u noqoshada xaalada guud ee dalka ayaa soo dhoweeyey hanaanka is…

                              Read More

                                Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka oo Sheegtay in Maqaamkii qaranimo hoos u dhacay

                                Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranku waa madal isu keentay, mujaahidiintii SNM, aqoonyahan, wax-garad, siyaasiyiin, ganacsato, xubno ka mid ah Qurba-joogga Somaliland iyo muwaadiniinta Caadiga ah, waa madal ay wakiillo ku leeyihiin ururrada bulshada ee haweenka, dhalinyarada, iyo dadka laga tirada badan yahay, ee dhammaan Gobollada Dalka. Waa Madal ay xubin ka…

                                Read More