Ciidanka Asluubta Somalia oo ka dalbaday dadka degan Dhismayaashooda inay Mudo kooban kaga Guuraan
Muqdisho 27.Sep 2013 (SDN)- Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa maanta u jeediyay dadka deggen xarunta ciidanka Asluubta inay uga guuraan shan iyo toban cisho. Taliyaha Ciidanka Asluubta Jeneraal Xuseen Xasan Cismaan ayaa sheegay in agabkii lagu dhisi lahaa xarunta Asluubta oo ku taalla agagaarka Ex Control Afgooye uu diyaar yahay, isla markaana goordhow ay ka billaabi…
