Golaha Wasiirada oo kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda gobolada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe

    Muqdisho, September 28, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, waxaana kulankan lagu casuumay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho kaasoo sharaxaad ka bixinayay xaaladda amniga gobolka, qorshaha deriseynta, kaalinta gobolka ee amniga caasimadda iyo weliba mashaariicda…

    Read More

      Warbixintii Wasiirka Arrimaha Guduhu ka Jeediyay Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

      Hargaysa 28.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka Jeediyay Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida Somaliland . Wasiirka Arrimaha Guduhu wuxuu si faahfaahsan uga Waramay Hawlgalo dhinaca nabadgalyada iyo isu soo dhawaynta Bulshada Walaalaha ah oo ay ku tageen deegaanka Gawsa…

      Read More

        Madaxweynaha Somalia oo Kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo wixii ay ka wada hadleen

        New York 28.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ku kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa kawada hadlay xoojinta dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo dib u dhiska dalka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay…

        Read More

          “Waxay Mucaaridnimaddii noqotay Xaasidnimo, Yaan Waddooyin la samayn oo yaan Madaarro la Samayn” Wasiirka Madaxtooyada

          Berbera 28.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay jawaab ka bixiyay dhaliilaha iyo naqdigii ay siyaasiyiinta mucaaridku ka faafinayeen maalmihii la soo dhaafay xeerka takaaliifta horumarinta waddooyinka. Wasiir Xirsi waxa uu sheegay in mucaaridku markii ay waayeen wax ay ku mucaaridaan ay isu bedeleen inay ka ba’aan…

          Read More

            Somaliland Proving More Attractive –(Video)

            Hargeisa, Sep 28, 2013 (SDN) -Improved security in Somaliland has enhanced investor confidence, including those seeking contracts in reconstruction in a country where infrastructure has been reduced to a bare minimum by over 20 years of war. With resources like oil, minerals and a long coastline, Somaliland is proving more attractive than even South Sudan,…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbixin ka siiyay Golaha Guurtida hawlaha nabadaynta ee Wasaaradiisu ku hawlan tahay

              Hargaysa 28.Sep 2013 (SDN)- Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland  ayaa  fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad  ee galaha guurtida md siciid jaamac cali ayaa waribxin ka dhagaysatay  Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha j s l md Cali Maxamed Warancadde . Wasiiirka Arimaha Gudaha  waxa ku wehelinayay halkaasi taliyeyaasha ciidamada booliiska iyo ilaalada xeebaha…

              Read More

                Laba Doonyood oo Kalluumaysato ah oo laga qabtay Xeebaha Maamul Goboleedka Punt land

                Boosaaso 28.Sep 2013 (SDN)-Ciidamada Ilaalada dekedda Boosaaso ayaa soo qabtay doon iyo laba saxiimadood oo si sharcidarro ah uga kalluumaysanayey xeebta gobolka Bari Ciidamada ayaa kalluumasatadaas 26 kalluumaysato ah oo la socday doonta ka soo qabtay meel 5 mayl u jirta dekadda, waxayna dhammaantood oo muwaadiniin Yemen u dhashay ah ay ku ku howlanaayeen gurashada…

                Read More

                  Dawladaha Uganda iyo Maraykanka oo ka Wada Xaajoonaya la dagaalanka Kooxda Al Shabaab

                  Kampala 28.Sep 2013 (SDN)- Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Chuck Hagel iyo madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa shalay ka wadahadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Kulanka oo ka dhacay xarunta waaxda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ee gobolka Virginia ayuu Mareykanku ku amaanay Uganda dowrka ay ka qaadatay dagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacidda….

                  Read More

                    Ingiriiska oo digay Khatarta Kooxda Al shabaab Weerarkii West-gate kadib

                    London 28.Sep 2013 (SDN)- Weerarkii dhimashada badnaa ee ka dhacay Westgate Mall ee Magaalada Nairobi ayaa siyaabooyin kala duwan waxaa kaga hadlay Beesha caalamka Qaarkoodna Weerarkaasi ka dib waxay galeen taxadar dhanka amaanka ah, iyagoo ka baqay in talaabada xigta iyaga ay noqdaan. Dalka Britain marka loo eego Yurub waa Wadanka ugu badan ee Soomaalida ay…

                    Read More

                      Who is Abdulrazak Sheikh Ahmed? Terrorist?

                      Nairobi, Sep 28, 2013 (SDN) -Abdulrazak Sheikh Ahmed is a British citizen of Somali origin; he was arrested in Nairobi in connection with the deadly terror attack in Westgate Shopping Mall a week ago. Al-Shabab claimed the responsibility of the attack that killed at least 60 people dead and 200 others injured. During the attack,…

                      Read More

                        Baraamijkii Baaqa Bulshada ee StarTv waxa Marti ku ah Maxamed Adan Dahir(Axado) oo ka waramaya wayahisii Qurbaha isaga oo soo galay11jir Waxna is baray dawasho Wacan

                        London 28Sep13(SDN) Baraamijkii Baaqa Bulshada ee StarTv waxa Marti ku ah Maxamed Adan Dahir(Axado) oo ka waramaya wayahisii Qurbaha isaga oo soo galay11jir Waxna is baray kuna guulaystay Aabaha Sanadka2013 isaga oo noqday nin dhalinyara oo isaga oo yar soo gal wadan anuu afkiisa aqoon kana garay heer tacliin oo sare  dawasho Wacan .  

                        Read More

                          Xuseen Bisad oo ah ninka labaad ee u dheer Adunka oo ka tirsan xisbiga Ucid oo canbareyey mayarka Berbera fariina u diray

                          London28Sep13(SDN)Xuseen Bisad oo ninka labaad ee u dheer aduunka ayaa wax laga  xumado ku tilmamay in cabdishakuur oo xiligii dorashooyinka ay tageerayasha xisbiga ucid si mug leh u soo doorteen oo maal kooda iyo dhiigooda ku bixiyeen in uu codadkoodii uu maanta xisbiga kulmiye u ku biiriyo waa wax laga xumaado , Xuseen oo u…

                          Read More

                            Denbi baareyaasha Westgate Mall oo caqabado kala kulamay in ay xaqiijiyaan halak ay ka soo jeedaan kooxidii Weerarka qaaday

                            Nairobi Sept 28,2013(SDN)-Denbibaarayaashii caalamka ka kala yimi ee ku xoonsan xaruntii ganacsiga ee Westgate Mall ayaa caqabado waaweyn kala kulmay in ay xaqijiyaan cida ay yihiin kooxdii weerarka ku qaaday xarunta. Caqabadaha ay la kulmeena waxa ka mid ah in gebi ahaanba uu burbur ku habsaday goobtii ay dableydu kaga sugneyd xarunta. Waxa iyana caqabadaha…

                            Read More

                              Malta seeks diplomatic relations with Somalia

                              Valleta, Sep 28, 2013 (SDN) -A meeting aimed at embarking on diplomatic relations between Malta and Somalia, from where the former received the greatest number of irregular immigrants, has been held at the insistence of Prime Minister Joseph Muscat during his stay in New York for the 68th session of the United Nations General Assembly….

                              Read More

                                Somaliland: Gaadiidlayda Baabuurta Leh oo Ku Hanjabtay inay kor u qaadi doonaan Kirada ay dadka ka qaadaan.

                                Hargeysa:28-Sep-2013(SDN)- Iskaashatada Ururka Gaadiidleyda Somaliland ayaa shaaciyey inay Kordhin doonaan qiimaha lagu raaco gaadiidka kadib markii dhawaan Golaha Wakiilladu Ansixiyeen Xeer Cashuur dulsaar ah ku waajibinaya Gaadiidka, isla markaana uu Madaxweyne Axmed MAxamed Maxamuud dhaqan geliyey saacado kadib markii loo gudbiyey.    Qiime korodhkan oo   jawaab u ah Cod aqlabiyad ah oo ay golaha wakiilladu…

                                Read More

                                  Dagaal siyaasadeed oo Berbera Ku Dhex maraya Kulmiye Iyo Ucid iyo Munaasibad Maanta loo Ballansan yahay.

                                  Berbera:28-Sep-2013(SDN)_Xisbiga Talada Dalka Haya ee Kulmiye ayaa Maanta la filayaa inuu inuu xaflad soo dhaweyn ah ugu qabto magaalada  Berbera Guddoomiyaha  Golaha Deegaanka Berbera Cabdishakuur Maxamud xasan iyo xildhibaanno Door ah oo Golaha Deegaanka Berbera ka tirsan. Xildhibaannadan ayaa la sheegay inay yihiin kuwii xisbiga Ucid uga soo baxay Gobolka Saaxil oo ka digorogganaya xisbigoodii…

                                  Read More